Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Degmada Boorama Oo Taageeray Garabka Madaxwayne Siilaanyo, Khilaafka Xisbigiisana Ku Macneeyay Damac Kursi,

Boorama(Wargane News) -Gudoomiyaha Degmada Boorama Ee Xisbiga Kulmiye Md.Cabdi Suldaan Kadiye Oo Ka Hadlay Khilaafka Xisbiga Kulmiye Taageeranay Garabka Madaxwweyne Siilaanyo..isagoo sheegay Muuse Biixi Cabdi in uu  horeba utanaasulay oo uu isagu qaatay gudoomiyaha xaga Madaxwayne Siilaanyana loo daayay inuu shanta sano ee soo socata uu musharax sii ahaado. 

Comments

comments