Daawo Gudida Dhismaha Dawgacad Oo Ka Mahad Celiyey Deeq Lacageed Oo Ay Soo Gaadhsiiyeen Ururka EAD

Hargaysa (Wargane News)-Gudida Dhismaha Jidka Dawgacad ayaa shirjaraid oo ay Ku qabteen Mansoor hotel ee Magaalada Hargaysa waxay kaga mahad celiyeen Deeq lacageed oo ay soo gaadhsiiyeen ururka Horumarinta Bariga Africa ee Marka Magaciisa la soo Gaabiyo loo Yaqaan EAD. Eng.Cabdiqaadir Xaashi Cilmi Oo ka hadlaya Arimahaasi halkan Hoose ka Daawo 

10419392_301012350057129_2309176833336281933_n

 

Comments

comments