Shirkada Dahabshiil Group Oo Qayb Laxaad Leh Ka Qaadata Maalinta Qaranimada Somaliland Sanadani Maxay Kaga Qayb Qaadanaysaa

Hargeisa Shirkada DAHABSHIIL oo ka mid ah shirkadaha ugu waa weyn ee ka jira dalkani Somaliland iyo gayiga soomalidu dagto taasi oo ka qayb qaadata horumarka kala duwan ee bulshada somalida meelkastooy joogaan.

Xuska maalinta qaranimada Somaliland oo ku aada badhtamaha bishan May oo si aad ah loo sugayo maxaa laga fili doonaa iyo qayb intee leeg ay ka qaadan doontaa shirkada dahabshiil oo lagu yaqaanay taakulayinta iyo kor u qaadida qaybaheeda bulshada,in kastooy ka duwantahay baraanaamijkani balse shirkadaha kala duwan ee ka hawlgala dalkani Somaliland oo ka qayb qaata xuska maalintan qaran. Shirkadaha isgaadhsiinta oo kamid ah qaybaha ugu balaadhan ee ka qayb qaata xuska maalinta qaranimada Somaliland kuwaasi oo kaga qayb qaata taakulayinta war baahinta LIVEKA ah eek u hawlan tabinta iyo diyaarinta barnaamijka qaranimada Somaliland. Shirkadahaasi oo ay qayb ka tahay shirkada isgaadhsiinta ee SOMTEL oo ka mid ah DAHABSHIIL GROUP oo xuskii hore qayb laxaad leh ka qaadatay xuska maalinta qaranimada Somaliland,balse maxay kaga qayb qaadan doonaan shirkada DAHABSHIILGROUP iyo sanadani.

Comments

comments