Monday, June 17, 2019
Home Tags Manchester united

Tag: manchester united

Jose Mourinho Oo Si Toos Ah Ula Hadlay, Mushaarka La Siin Doono Neymar

Manchester United ayaa isku diyaarineysa iney bixiso lacagaha lagu jabin karo heshiiska Neymar Junior kaas oo ah 173 Malyan Oo Pound oo u dhigma ...

Mourinho Oo Weeraray Man City Sido Kalan Ka Sii Cabsi Qaba Kulanka Chelsea Ee AF Cup-ka

Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday inuusan wax xushmo darro ah u muujin doonin tartanka FA Cup sida Manchester City, inkastoo uu muujiyay sida...

Man UTD Oo Lix Sanno Oo Xidhiidh Ah Riqiis Ka Dhigatay Kaadhka Cuyaarta Ee Old Trafford

Manchester United ayaa ku dhawaaqday iney sanadkii lixaad oo xiriir ah ay hoos u dhigeen qiimaha tikidhada ka hor bilowga xili ciyaareedka cusub ee...

Xidigaha Ree France Ee Paul Pogba & Anthony Martial Oo Man United Guul Soo Laabaso Ah Ku Hogaamiyay, Middlesbrough Oo Red Devils Xaalada Ku Xumaysay Iyo Kooxda Mourinho Oo Isbadbaadisay.

Manchester United ayaa daqiiqado kooban xili ciyaareedkeeda ku badbaadsatay kadib markii Middlesbourgh ay xaalada ku xumaysay isla markaana ay ay gool kaga hormartay Manchester...

Halkay Man United Kaga Jiri Lahayd Miiska Kala Saraynta Horyaalka Premier Leaque-ga Haddii Laga Saaro Goolashii Uu Zlatan Ibrahimovic Dhibaca Ugu Soo Hooyay?

Xidiga ree Sweden ee Zlatan Ibrahimovic ayaa sheegay in marka uu ay da’diisu sii waynaataba uu sii fiicnaanayo isla markaana uu awood u leeyahay in...

Luke Shaw Oo Tababar Gaar Ah Ku Qaadanaya Carrington Xilli Ciyaartoyda Kale Ee Man United Fasax La Siiyay

Daafaca bidix ee Manchester United Luke Shaw ayaa lagu soo rogay nidaamka ah inuu si shaqsi ah tababar ugu sameeyo xerada tababarka kooxda Carrighton...

Zlatan, Hazard Iyo Pogba Oo Hogaaminaya Shaxda Kooxda Ugu Fiican EPL-ka Isbuucaan Oo Uu Soo Doorto Khabiirka BBC-da Garth Crooks

Khabiirka BBC-da Garth Crooks ayaa soo doortay shaxdiisa ugu fiican isbuuca 11-aad ee horyaalka Ingiriiska kadib markii dhamaan ay soo afjarmeen kulamadii isbuucaan. Manchester United, Liverpool...

Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United v Stoke City – Kabtan Wayne Rooney Oo Mar Kale Keyd U Fadhiya Red Devils.

Tababare Jose Mourinho ayaan waxba ka bedelin shaxdii uu ku soo shirtagay kulankii ay isbuucii hore ka badiyeen Leicester City, Juan Mata ayaa ku...

Claudio Ranieri Oo Sheegay In Aflagaadooyinkii Uu Mudada Sannadaha Aheyd Kala Kulmay Jose Mourinho Inay Noqotay Taariikh Hore Ka Hor Kulankooda Old Trafford.

Tababaraha Leicester City Claudio Ranieri ayaa sheegay in Jose Mourinho uu yahay shaqsi fantastik ah, islamarkaana wax walba oo dhibaato ah oo dhexmaray inay ...

Pogba, Martial & Waxa uu Ka Sameynayo Rooney – 5 Waxyaabood Uu Mourinho Ku Xalin Karo Dhibaatada Heysata Man United.

Ka dib guuldaradii 3aad ee isku xigta ee muddo sideed maalmood gudaheed ku soo gaartay Manchester United, tababare Jose Mourinho ayaa xal u raadinaya...

Latest Posts

MOST POPULAR