Tuesday, January 19, 2021
Home Tags Manchester united

Tag: manchester united

Shan Waxyaabood Oo Laga Bartay Kulankii Ay Man United Guuldarada Kala Kulantay Watford

Manchester United ayaa waxaa soo gaartay guuldaradii 3aad oo isku xigta tartamada oo dhan muddo isbuuc gudaheed ah, iyadoo kooxda Watford ay maanta guuldarro...

Paul Pogba Oo Shaaca Ka Qaaday Sababta Kaliya Ee Cadeyn Karta Inuu U Qalmo Xiddiga Ugu Wanaagsan Dunida

Saxiixa cusub ee Manchester United Paul Pogba ayaa shaaca ka qaaday in wadada kaliya oo uu ku cadeyn karo inuu u qalmo inuu yahay...

Jose Mourinho Oo Ugu Baaqay Xiddigaha Man United Inay Aaminaan Inay Ku Guuleysan Karaan Premier Leagu Hadal Qiiro Leh Uu Ka Jeediyay Carrington.

Jose Mourinho ayaa si qiiro leh ugu baaqay xiddigaha Manchester United inay aaminaan inay koobka Premier League ku soo celin karaan Old Trafford. Special One...

Antoine Griezmann Oo Daaha Ka Qaaday Halyeyga Uu Ku Dayan Jiray Yaraantiisii & Hadii Uu Rajeynayo Ka Ciyaaridda EPL-ka

Weeraryahanka Atletico Madrid Antoine Griezmann ayaa shaaca ka qaaday inuu yaraantiisii ku dayan jiray kabtankii hore xulka qaranka England & Manchester United David Beckham isagoo...

Kulanka Lagu Maamusayo Wayne Rooney Ee Man United & Everton Oo Si Toos Ah Looga Daawan Doono Facebook Caawa.

Kulanka lagu maamusayo waayaha ciyaareed ee Wayne Rooney ayaa si toos ah looga daawan doonaa bogga bulshada ee Facebook caawa. Kulanka ka dhacaya Old Trafford...

IGA ILAALIYA JOSE! Ryan Giggs Oo Isaga Tagaya Manchester United Haddii Jose Mourinho Loo Magacaabo Tababaraha Kooxda.

Ryan Giggs ayaa ka tagi doona Manchester United haddii Jose Mourinho loo magacaabo tababaraha kooxda oo aan isaga la siinin shaqada kooxda marka Louis...

Real Madrid Oo Gacmaha Manchester United Kala Baxeysa Jose Mourinho Laakin Hal Shuruud Ayaa Hortaala In Zidane Laga Ceyriyo Kooxda Los Blancos

The Mirror ayaa sheegeysa in Real Madrid ay gacmaha Man United kala bixi doonto macalin Jose Mourinho hadii uu Zidane ku guuldareysto inuu dhanka...

Muxuu Tababare Louis Van Gaal Ka Yiri Guushii Ay Kooxdiisa Ka Gaartay Dariskooda Manchester City?

Tababare Louis Van Gaal ayaa bogaadiyay wiilashiisa kadib guushii ay ka gaareen Manchester City taasoo nooleysay rajadii ay kooxda ka qabtay iney ku dhameysato...

MOST POPULAR