Wednesday, April 24, 2019
Home Tags Arsenal

Tag: arsenal

Maaliyada Sanchez ee Man United oo durba la daabacay

Taageerayaasha ayaa durba iibsan kara Maaliyada Manchester United ee Alexis Sanchez oo uu gadaal uga buufsan yahay Lambarka 7-aad. Wiilka reer Chile ayaa lagu wadaa...

Wenger oo maanta la kulmaya maamulka Arsenal

Maanta ayaa la filayaa in la go’aamiyo mustaqbalka tababare Arsene Wenger ee kooxda Arsenal sida la baahiyay. ESPN ayaa daaha ka qaaday in tababare Arsene...

Arsenal Ma Hali Doonta Badlka Mesut Ozil ? Balse Waa Kuma ?

Arsenal ayaa dagaal badan u galeysa sidii ay ku heli laheyd badalka xidigooda reer Jarmal Mesut Ozil kaas oo aan wali heshiiska u kordhin, waxeyna...

Arsenal Mise AC Milan? Aabaha Dhalay Xidiga Kooxda Schalke Ee Sead Kolasinac Oo Cadeeyay Waqtiga ,,,

Difaaca kooxda Schalke 04 ee Sead Kolasinac ayaa ku dagaalamayaan kooxo badan oo Yurub ahi waxaana markii hore si wayn ugu loolamayay kooxaha Juventus, Manchester...

Crystal Palace Oo Kabaha La Dul-Maratay Kooxda Arsenal Kadib Saddexlayadii Ay Soo Xambaaratay Arsenal

Crystal Palace ayaa garoonkeeda ku soo dubatay kooxda xaalada xun xili ciyaareedkan ku jirta ee Arsenal waxayna Eagles si sahlan ku soo garaacday kooxda...

“Arsenal Waxa Ay U Baahan Tahay Qaliin Weyn, Xitaa Haddii Ay Ka Tagayaan Alexis Sanchez & Mesut Ozil”

Kooxda Arsenal waxa ay u baahan tahay isbedelo waa weyn xagaaga, taasna waxa ay noqon kartaa Alexis Sanchez iyo Mesut Ozil la’aantooda, sida uu...

Watford Oo Emirates Stadium Ku Daldashay Arsenal Xilli Wenger Iyo Wiilashiisa Ay Lumiyeen Booska Labaad

Laba gool oo ay kala dhaliyeen Troy Deeney iyo Younes Kaboul ayaa Arsenal ka tiday tareenka iyadoo wiilasha Walter Mazari ay guul ku gaareen garoonka...

WARBIXIN: Xog Si Cad U Muujinaysa In Arsene Wenger & Kooxdiisa Arsenal Ayna Waxba Ka Badalin Dhaqankii Ay Koobka Premier Leaque-ga Ku Soo Wayeen Sanado Badan

Kooxda Arsenal ayaa u muuqatay in ay tahay markab ku sii degaya badawn isla markaana ay aduunyadu ka sii qarsoomayso kadib markii ay 9...

Arsenal Oo U Jawaabtay Werder Bremen Ka Dib Markii Ay Kooxda Jarmalka Ku Maadeysatay Gunners Xalayto.

Arsenal ayaa u jawaabtay Werder Bremen ka dib markii kooxda Jarmalka ay isku dayeen inay Arsenal ku duraan seddexleydii uu dhaliyay xiddigooda hore Serge...

La Ogaaday: Waa Maxay Sababta Dhabta Ah Ee Mesut Ozil Uusan Qandaraaska Ugu Kordhin Kooxda Arsenal ? Ma Aha Lacag !

Waxa ay saxaafada dunida isla dhexmareysaa in kubada sameeyaha kooxda Arsenal ee Mesut Ozil uu diiday inuu qandaraaska u kordhiyo kooxdiisa Arsenal iyadoo la...

Latest Posts

MOST POPULAR