Tag: Xukuumadda Somaliland

Browse our exclusive articles!

Somaliland: Xisbiga Waddani Oo Dhaliilay Hadalo Shalay Ka Soo Yeedhay Madaxweyne Siilanyo

Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade ayaa waxaa uu dhaliilay hadalo shalay ka soo yeedhay madaxweyne Siilanyo Hadaladan ayaa waxaa...

Somaliland: Maxkamadda Sare Oo Loo Gudbiyey Dacwad Ka Dhan Ah Go’aankii Xukuumaddu Ku Hor-joogsatay In WADDANI Soo Bandhigo Deraasad Ka Dayrinaysa Saldhigga Berbera

Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa Shalay Maxkamadda Sare u Gudbiyey Dacwad ka dhan ah Xukuumadda Somaliland ee uu Hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud...

Somaliland: Salaadiinta Beesha Makaahiil (Samaroon) Oo Si Adag Uga Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Gurigga Wasiirka Boosaha Iyo Isgaadhsiinta.

Madax-dhaqameed Beesha Makaahiil ayaa ka hadlay weerarkii dablay hubaysani ku qaaday gurigga Wasiirka Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland, Maxamuud Cabdilaahi Cige  

Somaliland: Oo Dhadhamisay Natiijada Ka Dhalatay Dib U Dhaca Doorashada Iyo Muddo Kordhinta Madaxweyne Silanyo

Jamhuuriyadda Somaliland ayaa hadda u muuqata inay dhadhamisay natiijada qadhaadh ee ka dhalatay dib u dhaca doorashooyinka iyo muddo kordhinta laba goor loo sameeyay...

Somaliland: Guddoomiyaha KULMIYE Oo Ka Warbixiyey Natiijada Safar Wefti Uu Hoggaaminayey Kaga Soo Laabteen Dalka Kenya Iyo XafiisyadayBooqdeen

Guddoomiyaha xisbal-xaakimka haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka warbixiyey natiijada safar shaqo oo wefti uu hoggaaminayey ugu maqnaayeen...

Popular

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...

Dahabshiil Group and Dutch government delegation discuss roles in projects development

The Group CEO of Dahabshiil Group, Abdirashid Mohamed Duale,...

Subscribe

spot_imgspot_img