Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade ayaa waxaa uu dhaliilay hadalo shalay ka soo yeedhay madaxweyne Siilanyo

Hadaladan ayaa waxaa ay ahayeen qaar uu madaxweyne Siilanyo ku sheegay in aanu raali ka aheyn muddo kordhintii ay golaha guurtidu u sameysay , waxaana uu sheegay in xukuumadu dabada ka riixeysay muddo kordhintaas

 

Comments

comments