Wednesday, April 24, 2019
Home Tags Xisbiga ucid

Tag: xisbiga ucid

Deg Deg: Faysal Cali Waraabe Oo Kabaha La Dul-Maray Xukuumadda Siilaanyo Iyo Muuse Biixi Iyo Cirro + Muuqaal

Eng Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Musharax Muuse Biixi Cabdi Aannu Ku Guulaysanayn  Taladda Waddanka Doorashadda Madaxtooyadda Ee Bisha Danbe Dalka Ka Dhacaysa https://youtu.be/cEqsrC8kE48

Somaliland: Xisbiyada Mucaaradka Ah Oo Qaadacay Inay Saxeexaan Xeerka Anshaxa Doorashooyinka

Xisbiyada mucaaradka ah ee Ucid iyo Waddani ayaa si wada jir ah u diiday inay saxeexaan xeerka anshaxa doorashooyinka iyo gudi dabagal oo dhanka...

Deg Deg: Ma Dhabaa Inu Jamaal Cali Xuseen Loo Magacaabay Madaxa Ololaha Xisbiga Kulmiye

Jamaal Cali Xuseen Oo Iska Soo Dhiibi Doona Xarumaha Xisbiga Kulmiye Isaga Oo Dalka Dib Ugu Soo Laban Doona Aqoonyahayan Jamaal cali xuseen oo ku...

Somaliland: “Maanta Waxaanu Ka Doonaynaa Jabuuti,Maalinba Bawdyo Rag Mid Ayaa Qaawane,Maanta Taayada Ayaa Qaawane,Inay Halkaanu Iska Taagi Jirnay Iska Kaaya Taagaan”.

Anigu Waxaan Ahaa Ninkii Madaxweyne Geele U Tagay Ee Ku Yidhi Mar Afraad Isoo sharax,Ee ku Dhiirigaliyay Si Uu Anaga Iyo Maroboobtan Noo kala...

Somaliland: Hoggaamiye Xirsi Oo Burco Kala Xidhay Fariina U Soo Diray Dhigiisa Kulmiye

Xisbiga WADDANI oo Xalay Xaflad Ku Qaabiley Macalimiin, Dhallinyaro iyo Taageerayaal Ka Soo Dig-rotay Xisbiyada KULMIYE iyo UCID Xaflad si heer sare ah loo soo...

Somaliland: Guddoomiye Faysal Oo Isku Shaandheyn Ku Sameeyey Xisbiga Ucid

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu isku bedelay qaar ka mid ah masuulyiinta xisbigaas gaar ahaan laba...

War Deg Deg Ah: Faysal Cali Oo Xisbiga Ucid Wareejinaya Iyo Cida U ku Wareejinayo Iyo Cidda Ka Danbeysa Inu Wareejiyo

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee xisbiga ucid ayaa sida aya wararku nagu soo gaadhayan waxa ay sheegayn inu guddoomiyaha xisbiga ucid ku wareejinayo mid...

Somaliland: Komishanka Qaranka Oo Imika Iskugu Yeedhay Saddexda Xisbi Qaran

Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland waxa uu maanta la kulmay Hogaamiyayaasha Xisbiyada Qaranka oo ay ka wada hadleen arimaha kaadh qaybinta ka socota wadanka, casharadii...

Somaliland: “Waxa Lay Sheegayey Islaan Haysata Kolay Qaad Inay Xisbiga KULMIYE Ku Soo Dalacatay Laba Boqol Oo Kun Oo Dollar ($2000), Yaa Bixiyey?…. Maayarka Magaaladda Hargeysa Ayaa Bixiyey.”

“Odeygii Barigii Layga Footeeyey {Siilaanyo} Wuu Iska Fadhiistay, Dee Kuwa Kale {Muuse&Seylici) U Footayn Mayno, oo Maxay Qabteen Eenu Ugu Footaynaa.” Guddoomiye Feysal Cali...

Somalia: Daawo Faysal Cali Waraabe Oo Taageeray Midnimada Somaliya Nuxurka Khubad Dhina,,,

Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka qayb galay shir ay qabsatey mid ka mid ah jaaliyadaha Somaliya ee dalalka...

Latest Posts

MOST POPULAR