Wednesday, August 21, 2019
Home Tags Xisbiga ucid

Tag: xisbiga ucid

Somaliland: Faysal C. Waraabe Oo Walaac Ka Muujiyay Cuna-qabataynta Hubka Ee Laga Qaadayo Somalia

Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID ayaa walaac xoogan ka muujiyey in shirka London ka qabsoomaya 11 Bishan in Somaliya laga qaado cunaqabatayntii...

Deg Deg: Daawo Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Laba Qodob Balse Maxay Khuseeyan?

Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu goor dhaweyd xafiiskiisa kula Hadley saxaafada Madax banana waxaana uu ka Hadley laba arimood...

Somaliland: Xisbiga UCID OO Walaac Ka Muujiyay In La Iibsaddo Kaadhadhka Codbixinta Doorashadda Madaxtooyadda

Xisbiga UCID ayaa ka digey in la iibsado kaadhadhka codbixinta Doorashada madaxtooyada oo qaybtoodu 29 bishan ka bilaabmayaan gobolada Saaxil,Awdal iyo Salel,waxaana gudoomiye ku...

Somaliland: Yaab Muxu Ka Yidhi Faysal Cali Biyo Xidheenka Xumbo Weyne “Looma Baa,,

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu dhaliilo u soo jeediyey biyo xidheenka Xumbo Weyne oo laga hir...

Somaliland: Faysal Cali Waraabe Oo Kabaha La Dul-Maray Komishanka Doorashooyinka Qaranka

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu dhaliilo xoogan u soo jeediyey kominshanka doorashooyinka oo uu ku sifeeyey...

War Deg Deg Ah: Gudida Diwaangalinta Ururada Oo Go,aan Ka Soo Saarey Dacwad Uu Xisbiga UCID,,,

Gudida diwaangalinta ururada siyaasiga ah ayaa waxaa ay go,aan ka soo saareen dacwad uu dhawaan xisbiga UCID u gibiyey taas oo ka dhan aheyd maayaro...

Somaliland: Xisbiyada WADDANI Iyo UCID Oo Walaac Xooggan Ka Muujiyay In Markale Dhaqaale Daro Awgeed Doorashadu Dib Uga Dhacdo Wakhtigeeda Eedana U Jeediyay Xukuumadda

“Maanta Waxaanu Ogaanay Inaanay Xukuumaddu Wali Bixin Kharashkii Ay U Balan Qaaday Komishanka”WADANI “Doorashadii Mudaynteeda Buuqa Badani Ka Dhashay Ayaa Haddana Warwar Kale Oo Dhaqaale...

Somaliland: “Dalka Doorasho Kama Dhacayso” Xisbiyada Mucaardka Ah Oo Isku Shaadh Xidhay

Mas’uuliyiinta xisbiyada mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID ayaa si wada jir ah xukuumadda iyo xisbiga KULMIYE ku eedeeyey inaanay illaa hadda bixin qarashkii...

Somaliland: Faysal Cali Oo Ka Yaabiyey Reer Awdal Balse Maxa Kala Qabsaday Yaab? Soomaaliweyn Ma Nihin,,,

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah Ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Uga Hadlay Xaaladi loo soo maray dalka kana Hadlay Dadkii ka...

Somaliland: Faysal Cali Waraabe Oo Xilal Waraabe U Taag Ah Magacaabay Oo Isku Mawelin,,,

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu goor dhaweyd masuulyiin   waraaba u taag ah oo ka badan 20 qof uu xilal uga...