Wednesday, August 21, 2019
Home Tags Xisbiga ucid

Tag: xisbiga ucid

Somaliland: Faysal Cali Waraabe Oo Ay Ka Fakatay Sir Culus Oo Ku Saabsan Qorshaha Uu La Damacsan Yahay Mustaqbalka Xisbiga UCID

Faysal Cali Waraabe Oo Cid Sir Ah Laga Duubay Wakhti Uu Beeshiisa Uga Warramayay Qorshayaal Uu Sheegay In Uu Is-Bahaysi Reernimo Kula Samaysanayo Beelaha...

Somaliland: “Soomaalida Ayaa Ku Dhaarata Carruurta Iyo Xaaska Ee XILO Waxay Iga Yihiin In Aan Shillin Iga Soo Gaadhin” Faysal Cali Waraabe Oo Ka Dhaartay Xuqul-qalinkii Imaaraadka Carabta

Guddoomiyaha ahna Murrashaxa Madaxweyne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay doorkii uu ku lahaa heshiisyada shirkadda DP World ee dekedda...

Somaliland: “Xasan Sheekhoow, Inaad Somaliland Iyo Soomaaliya Isku keentaa Waa ‘Baaba’cadaa Timo Ma Ka Soo Bixi……” Guddoomiyaha Xisbiga UCID

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay Doorashada Madaxweyne-nimada Soomaaliya oo lagu wado in 7-da bishan ay ka...

Somaliland: Faysal Cali Waraabe Oo Muujiyay Inuu Ka Xumaaday Sidii Fududayd Ee Xilka Looga Qaaday Wasiirkii Biyaha

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe, ahna mushaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID, ayaa sheegay inay dad badan oo Somaliland wax u...

Somaliland: DAAWO: “Faysal Cali Waraabe Dawladda Ayuu Bil Kasta 12000$ Ka Qaata, Walina 20 Booyadood Meelna Umuu Dirin”. Xisbiga KULMIYE Oo Weeraray Guddoomiyaha UCID

Xisbiga KULMIYE ayaa eedaymo u jeediyay Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng: Faysal Cali Waraabe, iyadoo Xisbiga KULMIYE sheegay inuu Faysal bil kasta dawladda ka qaato...

Somaliland: UCID Iyo WADDANI Oo Suul Iyo Saxeex Saaray Muddo-kordhin Cusub Iyo KULMIYE Oo Sharciyadda Cuskaday U

UCID iyo WADDANI Oo Lix Bilood Oo Muddo-kordhin ah Saxeexay Iyo KULMIYE Oo ku Adkaystay In Xalkasta Oo La Gaadhayo Sharciyadda Loo Maro Labada xisbi-mucaarid...

Somaliland: Daawo Caddeymo Xisbiga UCID Sheegay inay U Hayaan In Xisbiga WADDANI Neyroobi Kula Kulmay Madaxda Sare Ee dawladda Federaalka Soomaalia

Caddeymo Xisbiga UCID Sheegay inay U Hayaan In Xisbiga WADDANI Neyroobi Kula Kulmay Madaxda Sare Ee dawladda Federaalka Soomaalia.

Somaliland: Xisbiga Mucaaridka ah ee ucid oo duqaymo siyaasadaysan la beegsaday Xisbiga Kulmiye Iyo Waddani

Xoghayaha arrimah bulshada ee Xisbiga mucaaradka ah ee UCID C/raxmaan Axmed Cali ayaa eedaymo kala duwan u soo jeediyey Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI,isagoo ku...

Somaliland: Garabkii UCID Ee Wada Hadalada Oo Sheegay Inay Waddani Ku Biirayaan Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay Jamaal Cali Xuseen

Garabkii Jamaal Cali Xuseen, gaar ahaan inta badan ee xubnihii wada hadalada kula jiray xisbiyada KULMIYE iyo Waddani, ayaa shalay ku dhawaaqay inay ku...

SOMALILAND: Saddexda Xisbi Qaran Iyo Komishenka Doorashada Oo Kulmay

Hogaanka Sare Xisbiyada Somaliland ayaa la kulmay Koomishanka Doorashooyinka oo Qalabka Sameynta Kaadhadhka Doorashadu U yimaadeen