Tag: Wadani

Browse our exclusive articles!

Somaliland:Guddoomiyaha Xisbiga WADANI Oo Naqdiyay Khudbadii Madaxweynaha Somaliland U Jeediyay Labada Gole.

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADANI sidoo kalena ah Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa dhaliilay khudbadii uu Madaxweynaha Somaliland shalay...

Somaliland:Shirweynihii Garabka Haweenka Xisbiga WADANI Oo Lagu Doortay Guddoomiye Iyo Ku-xigeen

Shirweynahii koowaad ee garabka haweenka heer qaran ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, oo illaa saaka ka socday hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa...

Somaliland:Siyaasi Hore Iskaga Casilay Xukumadda Siilaanyo Oo Sheegay Inuu Ka Badbaaday Niman Soo Weeraray

Barkhad Jaamac Xirsi, oo hore u ahaa la taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee arrimaha Beelaha la hayb sooco, balse xilkaasi iska casilay dhawaan kuna Biiray...

Somaliland:“Dib U Dhaca Doorashada KULMIYE Iyo WADDANI Cidda Ka Masuulka Ah Fagaare Ayaa La Iskugu ImanDoonaa..” Muuse Biix Cabdi.

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay dib u dhaca doorashada 26-ka June ku mudaysnayd, waxaanu Mucaaradka u soo jeediyay inay dulqaad...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Iftiimiyay In Doorashadu Watkhtigeedii Ku Dhacayso

“Xagayaga Waanu Ka Dhamaystirnay Wixii Nalooga baahnaa” Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay in doorashadda madaxtooyadu ay wakhtiga loo cayimay ku qabsoomayso, waxaanu...

Popular

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...

Somaliland does not want to be a “banana republic”

Somaliland is not seeking to be a “banana republic”....

Subscribe

spot_imgspot_img