Sunday, September 22, 2019
Home Tags Wadani

Tag: Wadani

Somaliland: Information Secretary Tenders Resignation, Wadani Opens talks with Kulmiye Defected Wing

Information secretary of Somaliland’s Opposition Wadani national political Party, Boobe Yusuf Du’ale has tendered his resignation on Saturday. The resignation announced by the information secretary...

Somaliland: Golaha Guurtida Oo Muddo xileedkoodii u kordhiyay Xukuumadda Iyo Golaha Wakiiladda

Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland, ayaa  muddo sanad iyo toban bilood ah u kordhiyay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Xoghayaha Golaha Guurtida Cabdilaahi Ibraahim Habane ayaa warbaahinta u...

Somaliland: Ciidamada RRU-da Oo Hadda La Wareegay Xaruntii Guud Ee Xisbiga WADDANI Iyo Magacyada Masuuliyiinta Xabsiga Lootaxaabay.

Ciidamada RRU-Da Ayaa La Wareegay Xarunta Guud Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Sida Ay Noo Xaqiijiyeen Madaxda Xisbiga Waddani Ee Ku Sugan Xarunta...

Faallo: Nin-na Caadadii Ma Baajo, Bahalna Caydhin Ma Daayo!

Xisbiga Waddani ayaa sannadahan u dambeeyey aad ugu mashquulay sidii xogo been ah oo ka dhan ah jiritaanka Qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland uga dhaadhicin lahaa...

Somaliland: WADDANI Ku Baaqay Mudaharaad Farriin Loogu Dirayo Wefti Talyaani ah Oo Imanaya Dalka

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa beeshiisa oo ah cida ugu badan ee taageersan ugu baaqay inay magaalooyinka dalka ka sameeyaan...

Somaliland: Wasiirka Daakhiliga oo Ku Gacan Saydhay Mudaharaad WADDANI Iclaamiyay

Wasiirka arrimaha Guddaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa sheegay in Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI uu masuul ka noqon doono dhibaatada ka timaada Muddaharaadka...

Somaliland: Gudoomiye Muuse Biixi iyo Gudoomiye Cirro Oo Weedho Kulul Isku Dhaafsaday Munaasibad Kulmisay

Guddoomiyayaasha xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI – Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) – ayaa fagaare la buuxo isku waydaarsaday weedho weerar iyo...

Somaliland: Xisbiga Ucid Oo Sharaxay Mawqifkiisa Muddo Kordhinta, Gudoomiye Cirro Na Eedo U Jeediyay

Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid, ayaa qoraal uu soo saaray ku sharaxay mawqifkooda ku aadan Muddo kordhin loo sameeyo Xukumadda Siilaanyo, waxaanay Gudoomiyaha Waddani...

Somaliland: Xisbiga Waddani Oo Qaadacay Wakhtiga Doorashooyinka Somaliland Loo Asteeyay

Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa diiday muddo kordhin hal sanno iyo badh ah oo loo sameeyo Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo. kulan ay Sabtida maanta...

Somaliland: WADDANI Oo Soo Abaabulay Cuqaal ka soo Jeeda Galbeedka Burco Oo Cambaareeyay Guurtidda

Cuqaal iyo wax-garad ka soo jeeda beesha galbeedka Burco oo ay isku ardaa yihiin Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro)...