Sunday, June 26, 2022
Home Tags Wadani

Tag: Wadani

Somaliland: “Xisbiyadda Mucaaridku Danta Umadda Ma Wadaan Ee Kursiga ayuun Baa u Muuqda”

“Waa Dambi In Guddoomiye Cirro Yidhaahdo Goleyaasha Baarlamaanka Ha La kala Diro, dib u dhaca doorashadana waxa sababtay Xeerkii Guddoomiyuhu wax ka bedalay” Xildhibaan Mahdi...

WADANI & KULMIYE and What Somaliland Citizens believe about these two Political Parties

By Omer Hussein Dualeh I have been in Somaliland since 5th July, 2013 and I have studied carefully and in depth what the people of...

Somaliland:Xisbiga WADDANI Oo Qirtay Inay Dacwado ka Dhan ah Ciidanka Booliska u Gudbiyeen Dawlado Shisheeye

Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa qirtay tallaabo ah jariimad culus iyo fadeexad siyaasadeed oo ay ka galeen dalkooda, waxaanay daboolka ka qaadeen inay...

Somaliland:Gudoomiyaha Madasha Wadatashiga Oo Naqdiyay Khudbad Sannadeedii Madaxweyne Siilaanyo

Mujaahid Xasan Guure Jaamac, Gudoomiyaha madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka, ayaa naqdiyay khudbaddii Madaxweyne Siilaanyo sabtidii ka jeediyay aqalka Baarlamaanka oo uu tilmaamay inaanay...

Somaliland:Guddoomiyaha Xisbiga WADANI Oo Naqdiyay Khudbadii Madaxweynaha Somaliland U Jeediyay Labada Gole.

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADANI sidoo kalena ah Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa dhaliilay khudbadii uu Madaxweynaha Somaliland shalay...

Somaliland:Shirweynihii Garabka Haweenka Xisbiga WADANI Oo Lagu Doortay Guddoomiye Iyo Ku-xigeen

Shirweynahii koowaad ee garabka haweenka heer qaran ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, oo illaa saaka ka socday hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa...

Somaliland:Siyaasi Hore Iskaga Casilay Xukumadda Siilaanyo Oo Sheegay Inuu Ka Badbaaday Niman Soo Weeraray

Barkhad Jaamac Xirsi, oo hore u ahaa la taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee arrimaha Beelaha la hayb sooco, balse xilkaasi iska casilay dhawaan kuna Biiray...

Somaliland:“Dib U Dhaca Doorashada KULMIYE Iyo WADDANI Cidda Ka Masuulka Ah Fagaare Ayaa La Iskugu ImanDoonaa..” Muuse Biix Cabdi.

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay dib u dhaca doorashada 26-ka June ku mudaysnayd, waxaanu Mucaaradka u soo jeediyay inay dulqaad...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Iftiimiyay In Doorashadu Watkhtigeedii Ku Dhacayso

“Xagayaga Waanu Ka Dhamaystirnay Wixii Nalooga baahnaa” Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay in doorashadda madaxtooyadu ay wakhtiga loo cayimay ku qabsoomayso, waxaanu...

Somaliland presidential election through a clan Lens

“Analyzing the clan factor in Somaliland politics is true that clan neglects other important dynamics in the crisis; nevertheless, clan political discourse still animates...

MOST POPULAR