Tag: Gobolka Sool

Browse our exclusive articles!

Somaliland: Maamulka Khaatumo Oo Diyaariyay Kooxo Maleeshiyaad Ah Oo Carqaladeeya Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Ee Ka Bilaabmaysa Gobolka Sool, Jawaabta Dawlada Somaliland, Iyo Heeganka Ciidamada Qaranka...

Kooxda la baxday Khaatumo ee ka dhaq-dhaqaaqda deegaano kamid ah gobolka sool  iyo buuhoodle ayaa wada qorshe ay ku doonayaan inay kaga hor-tagaan in...

Somaliland: Wasiiro Ka Tirsan Xukumadda Oo Maanta Gaadhay Degmada Awr-boogays Oo Ka Tirsan Gobolka Sool Kana Hadlay Ujeedada Socdaalkood

Xubno wasiiro ah oo ka socda xukumadda Somaliland iyo xildhibaano golaha wakiilada ka tirsan ayaa maanta lagu soo dhaweey degmada Awr-boogays oo ka tirsan...

Somaliland: Badhasaabka Sool Oo Bandow Ku Soo Rogay Magaalada Laascaanood Iyo Ciidamo Tiro Badan Oo Lasoo Dhoobay Gudaha Magaalada

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in magaaladaa laascaanood bandow lagu soo rogay maanta kadib markii laba qof lagu dilay duleedka magaaladaas. Waxaana sidoo...

Somaliland: Wasiirro ka Tirsan Xukuumadda oo Digniin Adag u Diray Beelaha Ku Dagaalamay Gobolka Sool

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegtay inay tallaabo adag ka qaadi doonto ciddii nabad-gelyadda gobolka Sool wax u dhimaysa ee dabka hurinaysa. Waxaanu digniin u diray...

Somaliland: Iska Hor-imaad Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Markii Labaad Laba Beelood Ku Dhex Maray Sool

Lix qof ayaa ku geeriyooday tiro intaa ka badana way ku dhaawacmeen iska hor-imaad shalay mar kale laba beelood ku dhexmaray degaamadda Qooraansay iyo...

Popular

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...

Somaliland does not want to be a “banana republic”

Somaliland is not seeking to be a “banana republic”....

Subscribe

spot_imgspot_img