Monday, October 21, 2019
Home Tags Ciidanka Booliska JSL

Tag: Ciidanka Booliska JSL

Somaliland: Taliyihii Qaybta Booliiska ee Gobolka Saaxil oo la dilay

Allaah ha u naxariistee, waxa Duleedka Tuulada Biyoole oo dhanka Bariga ka xigta Magaalada Berbera lagu dilay Taliyihii Qaybta Booliiska Somaliland ee Gobolka Saaxil Cabdirisaaq...

Somaliland: Ciidanka Booliska Oo Hargeisa ku Dhaawacay Wiil Dhalinyaro Ah

Axmed Maxamed Saxardiid, oo ah wiil da’diisu yar tahay ayaa ku dhaawacmay rasaas Boolisku riday Isniintii kadib markii Xaafadda Daami ee magaalada Hargeysa ciyaal...

Somaliland: A Failing Police Force Amidst Poor Leadership

The Somaliland Police Force was once a bastion of integrity, honesty, bravery and professionalism. The service in which all Somalilanders have always placed great...

Somaliland: Taliye Fadal Oo Tabobar u Soo Xidhay Xubno ka Tirsan Ciidanka Booliska

Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Sareeyo guuto C/laahi Fadal Iimaan, ayaa sheegay inay gacan adag ku qaban doonaan dhallinyarrada rabshadaha ka sameeya magaaladda Hargeysa xilliyada...

Somaliland: Booliska Oo Ka Waramay u Diyaar-garowgooda Dhinaca Nabad-gelyadda Maalmaha Ciidda

Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland sareeyo guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa shalay kormeer ku sameeyay hanaanka ay ciidanku u sugayaan amaanka suuqayada caasimada Hargeysa oo...

Somaliland: Imaaradka Carabta Oo gawaadhi gaashaaman ugu deeqday ciidamadda Somaliland

Waxa Maanta Labadii Duhurnimo kusoo xidhay Dekedda Barbara Markab Siday Deeq Dawladda Imaaradka Carabtu  ugu Deeqday Ciidamadda Somaliland, Deeqdan oo ka koobnayd hub iyo saanad...

Somaliland: Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Ka Hadlay Koox Dabley Hubeysana Oo Booliska Rasaas Kala Hor Timi Iyo Khasaarihii Ka Dhashay

“Cidkasta oo isku dayda inay xoog isticmaasho oo ay hub adeegsato inaanay ciidanka boolisku u dul-qaadanayn oo ay gacan bira ku qabanayaan” Taliye Cabdilaahi...

Somaliland: Taliyaha Booliska Oo ka Hadlay Nin Lagu Dilay Hargeysa

Alle ha u naxariistee hal qof ayaa maanta ku dhintay muran la sheegay inuu ku saabsanaa dhul oo ka dhacay xaafada masalaha ee magaalada...