Tuesday, October 15, 2019
Home Tags Ciidanka Booliska JSL

Tag: Ciidanka Booliska JSL

Somaliland: Boqor Buurmadow Oo Ka Qoomameeyay Hadal U Hore U Jeediyay

Boqor  Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa raali gelin ka bixiyay, eedaymo uu hore ugu jeediyay maamulka gobolka saaxil, Isla markaana wuxuu bulshadda ugu baaqay...

Somaliland: 72 Saacadood Ayay Ku Soo Celiyeen Rejadii Dawladnimadda Somaliland Ee La Soo Hujuumay!

Haddaan Saanad Guuxdiyo Aaladaha Gurguurtiyo Gumuc iyo Rasaas iyo Gantaallaha Ridada Dheer Galab la isku weerarin Oon Geesi Hiilliyo Hanad Guushu Raacdiyo Halyay aad ku Gama’daa Sidii Aar Ku Gaylamin Ama Cudud u...

Somaliland: Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Farriimo U Kala Diray Dawladda Iyo Ehelkii Uu Kasoo Jeeday Marxuum Casayr “

“Wax Ka Yar 65 Saacadood Markii Falku Dhacay Ayaa Lagu Soo Qabtay Raggii La Tuhunsanaa, Marxuumkuna Wuu Ka Weynaa Reer Oo Sarkaal Buu Ahaa  ...

Somaliland: Maamulka Gobolka Saaxil oo Tacsi Tiiraanyo leh u Direy Marxuum Casayr oo Jidgooyo Lagu Dilay

Maamulka Gobolka Saaxil oo Tacsi Tiiraanyo leh u Direy Alle ha u naxariistee Taliyihii Booliska ee Gobolka Saaxil Berbera Marxuum Casayr oo Dablay Jidgooyo ugu...

Somaliland: Ciidamada Oo Go’doomiyay Dableydii Dishay Marxuum Casayr Iyo Wararkii U Dambeeyay Ee Hawlgalka

Ciidamada Somaliland ee qaranka iyo Booliska ayaa go’doomiyay kooxdii hubaysnayd ee Salaasadii dilay taliyihii ciidanka Booliska gobalka Saaxil Marxuum Casayr, ka dib markii ay...

Somaliland: Barbera Oo Shalay U Muuqatay Goob Laga Guuray, Iyo Masuuliyiintii Dawladda Oo La Sheegay In Ay Hargeysa Soo Galeen

Badhasaabkii Xigeenkii Gobolka Saaxil Xaamud Xuseen Cabdilaahi Ayay Xukuumaddu Shalay Galabtii Xabsiga dhigtay kadib markii sida la sheegay ay gashay tuhun ay Xukuumaddu dabada...

Somaliland: Madaxweyne Ku Xigeenka Iyo Xubno Wasiiro Ah Oo Berbera Gaadhey iyo Odoyaasha Ehelka Marxuumka Oo Go,aan Salmi ah Qaatey

Ujeedada Socdaalka Wasiirada iyo Madaxweyne Kuxigeenka ee Magaalada Berbera ayaa dabada ku haysa sidii aas Qaran Loogu aasi lahaa Marxuumka Taliyihii Qeybta Ciidanka. Madaxweyne Kuxigeenka...

Somaliland: Boqor Buurmadow oo Dilkii Taliye Casayr Ku Eedeeyey Inay Ka Dambeeyeen Maamulka Iyo Madax-dhaqameedka Gobolka Saaxil

“Dilkani Waa Mu’aamarad Ay Fuliyeen Maamulka Gobolka Saaxil Oo Si Farsamaysan Loo Hagaayay…”“Qaybta Ugu Wayna Waxaa Ka Qaatay Salaadiin Iyo Madax Dhaqameed Laakiin Cawaaqib...

Somaliland: Daawo Taliska Booliska Somaliland Oo Sharaxay Dilka Taliyihii Qeybta Booliska Saaxil

Taliska Ciidanka Booliska ayaa caawa ka hadlay dilka taliyihii qeybta booliska Saaxil Cabdirisaaq Yuusuf Maxamuud, oo koox dabley ahi ku dishay deegaanka Biyooley ee...

Somaliland: Faahfaahin Dheeraad ah oo laga helay Cida ka Danbaysay Dilkii Taliyaha Booliska Gobolka Saaxil

Warar xogogaal ah oo ay shabakada caynabanews helayso ayaa sheegaya in uu dilka taliyaha qaybta booliska gobolka saaxil ay ka danbeyeen mareeyaha dagakada berbera iyo...