Thursday, October 17, 2019
Home Tags Chelsea

Tag: chelsea

Daawo: Labo Gool Uu Dhaliyay Oscar Oo Ka Caawisay Chelsea Inay Garaacdo Kooxda Talyaaniga Ee AC Milan.

Labo gool uu qeybtii labaad dhaliyay Oscar ayaa keentay inay Chelsea 3-1 ku garaacdo saaka kooxda AC Milan kulan ka tirsan koobka International Champions...

Cesc Fabregas Oo Casaan Toos Ah Qaatay Iyadoo Chelsea Ay 1-0 Ku Garaacday Liverpool (Daawo Goolka)

Cesc Fabregas ayaa casaan toos ah qaatay iyadoo Chelsea ay 1-0 ku garaacday kooxda Liverpool kulan saaxiibtinimo oo xiiso lahaa oo ka dhacay California...

Chelsea Oo Ay Dhegta U Taagan Tahay Xili Juventus Iyo Real Madrid Ay Ka Fariisan Doonaan Arinta Weeraryahan Alvaro Morata

Mustaqbalka weeraryahanka kooxda Juventus ee Alvaro Morato ayaa go’aan laga gaari doonaa todobaadka soo aadan marka ay wada fariistaan kooxaha Real Madrid iyo Juventus,...

Kabtan John Terry Oo Rajaynaya In Uu Chelsea Sii Joogo Isaga Oo Ka Hadlay Xaaladiisa Jidh Ahaan Iyo Muddada Uu Kubbada Cagta Sii Ciyaari Doono

Kabtanka Chelsea ee John Terry ayaa rajo ka muujiyay in uu ku sii nagaan doono kooxdiisa Chelsea ee uu waqtiga dheer ka soo ciyaarayay....

Suuqa Kale Iibsiga: Kooxda Ree Chine Ee Guangzhou Evergrande Oo Chelsea Ka Dooneysa Xidiga Ree Brazil Ee William

Garabka kooxda Chelsea ee Wiilian ayaa diirada ugu saaran lacag dhan £50 milyan oo pound kooxda ree Chine ee Guangzhou Evergrande kuwaasoo doonaya iney...

Ma Doonayo Inaan La Shaqeeyo Qiyaanoole ! Antonio Conte Oo Chelsea Ku Wargeliyay Inuusan Dooneyn Inuu Kooxda Ku Sii Arko Eden Hazard

Macalinka ree talyaani ee Antonio Conte ayaa lagi wargeliyay in Eden Hazard uu ku lug lahaa ama uu abaanduule ka ahaa koox ciyaartooy ah...

Guus Hiddink Oo Ka Hadlay Xaalada Dhaawaca Eden Hazard Iyo Namanje Matic, Miyey Ciyaari Karaan Kulamada West Brom & Everton?

Tababaraha kumeel gaarka ah ee kooxda Chelsea Guus Hiddink ayaa war naxdin leh u sheegay Jamaahiirta Blues kadib markii uu ka hadlay xaalada dhaawaca...

Go´aan: Eden Hazard Oo Go´aansaday Inuu Isaga Tago Blues Xagaagan, Real Madrid, PSG Iyo Bayern Munich Oo Hogaaminaya Loolanka Loogu Jiro Helitaanka Hazard

Eden Hazard ayaa maankiisa ka saaray sii joogitaanka kooxdiisa Chelsea laakiin kama tagi doono kooxda bishaan January, sidaasi waxaa saakay qoraya jariirada afka dheer...