Sunday, October 20, 2019
Home Tags Chelsea

Tag: chelsea

Chelsea Oo Gurigeeda Ku Xaaqday Kooxda Horyaalka Difaacaneysa Ee Leicester City Xilli Hazard, Costa & Moses Ay Shabaqa Soo Taabteen.

Tababare Antonio Conte ayaa cadaadiskii la saaray isbuucana iska dejiyay ka dib markii kooxdiisa Chelsea guul ay u qalantay ay ka gaartay kooxda horyaalka...

“Waxaan Doonayaa In Aan Tababare U Noqdo Kooxda Chelsea” Frank Lampard.

Laacibkii hore Chelsea ee Franck Lampard ayaa shaaca ka qaaday in uu haminayo in uu tababare ka noqdo mar uun kooxda galbeedka London ka...

Taageerayaasha Chelsea Oo Weerar Ku Qaaday Cesc Fabregas Markii Uu Dalbaday Pizza Oo Ah Cunno Uu Mamnuucay Antonio Conte.

Cesc Fabregas ayaa lagu eedeeyay inuu jabiyay sharciga tababare Antonio Conte ee ciyaartoyda ka mamnuucayay inay cunaan Pizza ka dib markii uu Snapchat soo...

Maxaad Ka Taqaan 7da Maalqabeen Ee Ugu Hantida Badan Mulkiilayaasha Kooxaha Kubadda Cagta Adduunka?

Waxa Jira maal-qabeeno waaweyn oo iska leh qaarka mid ah naadiyada waaweyn ee kubadda cagta adduunka ka dhisan. Waxaad maqashaa Maalqabeenka iska leh naadi...

David Luiz Oo War Ka Soo Saaray Wararka Sheegaya Inuu Aflagaadeeyay Horyaalka Faransiiska Ka Dib Markii Uu Ku Soo Laabtay Chelsea.

Daafaca Chelsea David Luiz ayaa ku tilmaamay hadalo aflgaado ku ah horyaalka Faransiiska oo isaga loo saariyay inay yihiin been iyo ixtiraamdarro, waxaana uu...

RASMI: Chelsea Oo Ku Dhawaaqday Inay Dhameystirtay Saxiixa David Luiz Oo Ka Soo Laabtay Paris Saint-Germain.

Kooxda Chelsea ayaa ku dhawaaqday inay dhameystiray saxiixa daafacii Paris Saint-Germain David Luiz kaasoo Stamford dib ugu soo laabtay heshiis 32 milyan ginni ah,...

SUUQA: Chelsea Oo Si Layaab Leh Ugu Dhaqaaqday Soo Xerogalinta Daafacoodii Hore David Luiz

Kooxda Chelsea ayaa si layaab leh oo daahitaan uu ka muuqdo ugu dhaqaaqday soo xerogalinta daafacoodii hore David Luiz kaas oo ku sugan Paris...

Daawo: Chelsea vs Bristol Rovers Oo Ciyaar Wali Ahi Dhex Martay Iyo Golal Macaan La,, Iyo Ciyaar Xamsaad Bada,,,,,

Chelsea vs Bristol Rovers Oo Ciyaar Wali Ahi Dhex Martay Iyo Golal Macaan La,, Iyo Ciyaar Xamsaad Bada,,,,,  

Chelsea Oo Stamford Bridge Ku Garaacday Kooxda Bristo Rovers, Michy Batshuayi Oo Laba Gool Dhaliyay Iyo Blues Oo Iska Xaadirisay Wareega Saddexaad Ee Leaque Cupka.

Chelsea ayaa Stamford Bridge ku garaacday kooxda Bristol Rovers kulan shan gool layska dhaliyay isla markaana ay Blues ku si cidhiidhi ah dhinac iskaga...

Suuqa Kala Iibsiga: Antonio Conte Oo 140 Malyan Kusoo Xerogalin Doona Sadex Xidig Oo Muhiim Ah Ka Hor Dhamaadka Bishaan

Tababaraha kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa lagu soo waramayaa inuu 140 Malyan Oo Pound suuqa ku faraqi doono ka hor dhamaadka bishaan markaas oo...