Tag: Cali Xoor-Xoor

Browse our exclusive articles!

Somaliland: Maareeyaha Cusub Ee Dekedda Berbera Iyo Ku-xigeenkiisa Oo Maanta Si Rasmi Xilka Ula Wareegay.

(Wargane)-Maareeyaha cusub ee dekedda Berbera Axmed Yuusuf Dirir ayaa maanta xilkii kala wareegay maareeyihii hore ee dekedda berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor-xoor)

Somaliland: “Anigu Nin Kibray Oo Dawladdii Ka Hor Yimid Maan Ahayn Ee Wax Inoo Hagaajiya Ayaan Lahaa…” Cali Xoor-xoor.

(Wargane)- Maareeyihii hore ee dekedda berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor-xoor) ayaa ka hadlay xilka qaadistii lagu sameeyay

Somaliland: Maxaa ka jira in Cali XoorXoor Inuu Istiqaalad Dhiibay Intii Aan Xilka Laga Qaadin

Maareeyihii hore ee Dekeda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed Cali Xoorxoor, ayay wararku sheegayaan inuu Madaxtooda u soo gudbiyay qoraal uu ku sababeeyay inuu iska...

Somaliland: Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Codsaday In Golaha Looga Yeedho Xirsi, Maxamed Biixi Iyo Cali Xoor-Xoor Iyo Sababta Uu U Doonayo

Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa dood adag oo ku saabsan heshiiska dekeda berbera ee horyaala golaha wakiilada somaliland ka dhiibtay fadhigii ay shalay...

Somaliland: Mareeye Cali Xoor-xoor muxuu ka yidhi Kulan ay wada yeesheen Wasiiro ka tirsan xukuummada iyo Muruqmaalka Dekada Berbera?

Mareeyaha Dekada Berbera Cali Xoor-xoor ayaa ka hadlay kulan ay maalintii shalay wada yeesheen Shaqaalaha muruqmaalka ee dekada iyo Wasiiro ka socda xukuummada Somaliland. Mareeye...

Popular

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...

Dahabshiil Group and Dutch government delegation discuss roles in projects development

The Group CEO of Dahabshiil Group, Abdirashid Mohamed Duale,...

Subscribe

spot_imgspot_img