Mareeyaha Dekada Berbera Cali Xoor-xoor ayaa ka hadlay kulan ay maalintii shalay wada yeesheen Shaqaalaha muruqmaalka ee dekada iyo Wasiiro ka socda xukuummada Somaliland.

Mareeye Cali Xoorxoor, waxaa uu sheegay in kulankaasi ay isku afgarteen shaqaalihii ka heshiiska ay xukuummadu la gashey DP WORLD inay ku waayayaan xuquuqdooda, kuwaasi oo uu sheegay ina qaarna la qaadanayo kuwa kalena xaqooda la siinayo.