Saturday, July 20, 2019
Home Tags Cadami

Tag: Cadami

Somaliland: Wasiir Cadami oo Sheegay In Ururradii La Siiyay Wacyigelinta Diiwaan-gelinta Badhan Ay Dhaafi Waayeen Ceerigaabo

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa ka hadlay qorshaha Xukuumadda Somaliland ee Buuhoodle iyo hannaanka ay Diiwaan gelinta Codbixiyeyaashu uga...

Somaliland: Xukuumadda Oo Ka Hadashay Khatarta Hub Puntland La Soo Degtay Iyo Maamul Goboleed Dhawaan Lagaga Dhawaaqay Badhan

“Anagu Cid Aanu Ka Baqaynaa Ma Jirto, Ciidankayaga Ayaanu Ku Kalsoonahay Oo Shacbigayga Oo Saacad Kasta Askar Isu Wada Rogi Kara Ayaanu Haysanaa” Wasiirka...

Somaliland: Wasiir Cadami Oo Ka Hadlay Dhaawac Soo Gaadhay Taliyaha Ciidanka Qaranka Gobolka Badhan Iyo Loolanka KULMIYE

“Waxa Loo Buuxinayaa Xubnaha Ka Banaanaaday Golaha Dhexe Si Sharciya, Waxaana Soo Buuxinaya….” “Musharixiinta KULMIYE Way Deg Degeen Ee Waxay Ahayd Inay  Maalinteeda la Sugaan Oo...

Somaliland: Jostling for Presidential Aspirancy Premature- Adami

Hon Ahmed Haji Ali Cadami, Minister of Defense has given in-depth information on the circumstance surrounding the injuries sustained by the commander in charge...

Somaliland: Wasiir Caddami Oo Ka Hadlay Halka Uu Ku Dambeeyay Ciidankii OPU iyo Mawqifkiisa Kooxda Khaatumo iyo Puntland

Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa ka hadlay halka ay ku dambeeyeen Ciidamada OPU-ga ee loo tababarayey Shirkadaha sahaminta Shidaalka ka...

Somaliland: Wasiirka Gaashaan-dhiga Somaliland Oo Ka Hadlay Taliye Guuto Lagu Dilay Ceerigaabo

Taliyihii ciidamadda koofiyad-casta milateriga ee guutada 3-aad marxuum gaashaanle Siciid Cabdi Warsame, ayaa habeen hore lagu toogtay magaaladda Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, xili...

Walee Madaxada Somaliland Ayaan Baran Nidaamka Dawladnimo

Dadkii goob jooga ka ahaa sida rakaabkii ka soo degay ama kuwii raacayay diyaarada Ethiopia Airline, shaqaalaha Madaarka iyo dadweyne kale oo ajanabi ku...

Somaliland:Wasiirka Gaashaan-dhiga Oo Sheegay Inaanay Beelo Ka Heshiin Karin Dilalka Ciidanka dhexdiisa

Alle ha u naxariistee Waxa  toogasho ku geeriyooday Marxuum Alifle Caydaruus Cawaalle Shaacuur oo ka tirsanaa guutada 8.aad ee  qeybta 12 aad ee Ciidanka Qaranka...