World News in Somali

Somalia: Qatar Oo Dalalka Khaliijka Ku Eedaysay In Ay Soomaaliya Iyo Siyaasiyiinteedaba Ku Hayaan Cadaadis

Wasiirka arrimaha dibadda dalka Qatar Sheekh Muxammed Bin Cabdaraxmaan Aala Thaani ayaa sheegay in sababta shan dal oo Afrikaan ahi ay ugu codayn waayeen...

Somalia: Qaraxii Muqdisho Oo Noqday Mucjiso Iyo Dhimashada Oo Gelin-Gelin Kor Ugu Kacaysa

Qaraxii Muqdisho ka dhacay dhawaan ayaa lagu tilmaamay  in uu yahay qarixii ugu waynaa ee ka dhacay Soomaaliya. Waana weerarkii ugu dhimashada badnaa tan...

US: Maamulaha Guud Ee Dahabshiil Group oo Iftiimiyey Shir Hoggaamiyayaasha Maaliyaddu Isugu Yimaadeen Washington DC.

Maamulaha Guud ee Shirkadaha Dahabshil Group Mudane Cabdirashid Maxamed Siciid  iyo wafti uu hogaaminayo ayaa ka qayb galay shir caalamiya  oo todobaad kan lagu...

Burkino Faso: Yuu ahaa Qof kii ugu Dambeeyay ee Waraysta Halyaygii Afrika Thomas Sankara?

Muddo 30 sano ah ayaa laga joogaa markii la dilay, kadibna la afgambiyay madaxweynihii hore ee dalka Burkino Faso Thomas Sankara , gabadha lagu...

US: Xoghaya Arimaha Dibadda oo Sheegay in Wadahadaladii Kuuriyada Waqooyi ay socon Donaanaan Hadduusan Dagaal Bilaabmin

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Rex Tillerson ayaa ku adkaystay in madaxweyne Donald Trump uu doonayo in uu dublamaasiyad ku xalliyo ismariwaaga Kuuriyada Wqooyi. Dublamaasiyaddu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img