World News in Somali

US: Donald Trump oo lagu haysto Sawir farshaxan ‘been abuur ah’ oo gurigiisa yaala

Muran ayaa ka taagan sawir farshaxan ah oo uu labo qarni ka hor gacanta ku sawiray farshaxaniiste u dhashay dalka Faransiiska oo lagu magacaabo...

Weerar ka dhacay dalka Afqanistaan oo ay rayid iyo askar ku dhinteen

Qarax iyo weerar hubaysan oo ka dhacay dalka Afqaanistaan ayaa waxa ku dhintay askar ka tirsan booliiska iyo dad rayid ah . Rag hubaysan ayaa...

Qabsoomidda doorashada Kenya oo shaki la galiyay

Masuul sare oo ka tirsan guddiga doorashada ee Kenya ayaa is casishay waxayna BBC-da u sheegtay in uu shaki kaga jiro in dalku uu...

Maxkamad hor istaagtay Mamnuucidii Trump uu ku soo rogay muwaadiinta 8 dal

Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ayaa horistaagtay dhaqangalinta xanibaadihi uu madaxwayne Donald Trump ku soo rogay muwaadiniinta 8 dal in ay dalka Mareykanka soo...

Buubaa iyo Marin-habaabinta Taariikhda: Xadhigii Muuse Biixi iyo Xaaladiisii -W.Q. Cali Coomay

Ka hor inta aanan u daadagin dulucda mowduuca, bal aan si guud-mar ah idiinku saro taariikhda iyo sida looga warramo. guud ahaan Taariikhdu waa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img