Wargane TV

“Sannadkii Ay Xukuumadda Muuse Biixi Jirtay Waxa Soo Laalaabtay Oo Kacay 3800 Meheradood, Waa Hargeysa Oo Keliya….” Sheekh Aadan Siiro

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta si adag ugaga hadlay Taariikada Gaadiidka oo dhawaan Xukuumadda Somaliland ku dhawaaqday...

Somaliland: Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Oo Farriin Gaar Ah Ku Socodsiiyey Taageerayaasha Xisbiga WADDANI Meel Kasta Oo Ay Dunida Ka Joogaan

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Md. Khadar Xuseen Cabdi Ayaa soo saaray farriin uu Xisbigu ku socodsiiyey dhammaanba Taageerayaasha Xisbiga WADDANI...

Somaliland: Waraysi Adag Oo Uu Telefishanka Universal La Yeeshay Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Arrimo Xiiso Badan Oo Kaga Hadlay

Waraysi Adag Oo Uu Telefishanka Universal La Yeeshay Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Arrimo Xiiso Badan Oo Kaga Hadlay

Somaliland: Wasaarada Gadiidka Somaliland Oo Soo Bandhigtay Liisamada Cusub Ee Gadiid-leyda Somaliland

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri-barwaaqon aya waxa u yidhi “Waxaan Filaya Inay Danteena Tahay Danta Dadka Tahay oo ay cid Waliba Tahay, Maanta Talaabada...

Somaliland: Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani Oo Fariin U Diray Taageerayasha Xisbigaas

Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani ayaa waxa uu maanta fariin guubaabo iyo mahad celin ah u diray taageerayaasha xisbiga Waddani oo uu sheegay in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img