Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani ayaa waxa uu maanta fariin guubaabo iyo mahad celin ah u diray taageerayaasha xisbiga Waddani oo uu sheegay in ay si fiican ilaa hada uga qeyb qaadanayaan diwaangalinta xisbigu ku sameynaayo taageerayaashiisa