Wargane TV

Somaliland: “Prof. Samatar Markii Uu KULMIYE Ahaa Iyo Sidda Uu Iminka U Dhaqmayaa Waa Kala Laba Siyood Oo Aan Shaqo Isku Lahayn…” Xukuumadda Biixi...

Guddoomiyaha Hay’adda Qoxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland Cabdikariin Axmed Maxamed (Xinif), ayaa sheegay in is bedel ku yimid qaabka uu dhaqmayo Prof. Axmed Ismaaciil Samatar...

Somaliland: “Cabdiraxmaan Cirro In Uu Dalkan Madaxweyne Ka Noqdo Xaq Ayuu U Leeyahay Wuu Mudan Yahay Waanu La Jecel Nahay Insha Allah Wuu Noqon...

Guddoomiyaha Hay’adda Qoxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland Cabdikariin Axmed Maxamed (Xinif), ayaa si weyn u ammaanay guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed...

Tartanka Qur”aanka Ee Shirkada Dahabshiil Oo Hargeisa Ka Furmay

Tartanka Qur"aanka Ee Shirkada Dahabshiil Oo Hargeisa Ka Furmay Masjidka Cali Mataan Ee Magaalada Hargeysa Waxa Si Rasmi Ah Uga Furmay Tartanka Xifdiga Quranka Kariimka...

Somaliland: “Waa Sharci-darro Xariga Xildhibaanku, Waa La Ii Diiday In Aan Arko…” Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Xildhibaan Dhakool

“Waa Sharci-darro Xariga Xildhibaanku, Waa La Ii Diiday In Aan Arko…” Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Xildhibaan Dhakool

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img