Sports

Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United Vs Chelsea- Goolhaye Courtions Oo Kulankan Seegay Iyo Mourinho Oo Ibrahimovic Kaydka Dhigay.

Tababare Jose Mourinho ayaa shaxdiisa dib ugu soo celiyay goolhaye David De Gea oo seegay kulankii Sunderland ee Premier leaque-ga iyo kulanki Europa Leaque-ga...

Liverpool Oo Guul Dahabi Ah Ka Soo Gaadhay West Brom, Roberto Firmino Oo Kulankii Labaad Oo Xidhiidh Ah Reds Sarre

Liverpool ayaa kooxda West Brom ku soo garaacday garooneeda waxaana guushan dahabiga ah Reds ku soo hogaamiyay Roberto Firmino. Liverpool ayaa dib ugu soo...

Pogba vs Kante, Zlatan vs Luiz & Afar Meelood Oo Ay Ku Kala Badin Karaan Man United Iyo Chelsea Kulanka Old Trafford.

Manchester United ayaa markii ugu horeysay gurigeeda kusoo dhaweyneysa dhigeeda Chelsea tan iyo markii ay magacowday Jose Mourinho, laba jeer ayey xili ciyaareedkaan durba...

Der Spiegel Oo Haya Dukumintiyo Muujinaya In CR7 Uu Bixiyay Lacag Waali Ah Si Uu U Daboolo Kufsi uu Geystay 2009

Wargeyska isbuuclaha ah ee Der Spiegel kana soo baxa Jarmalka ayaa Jimcadii ku waramay inuu hayo Dukumintiyo ay ka heleen Football Leaks kaas oo cadeynaya...

Sporting Gijon vs Real Madrid Zinedine Zidane Ma Sii Xoojin Doona Lugta Caawe Misa Wuu Dayici Doona?

Real Madrid ayaa dooneysa iney talaabo u qaado hanashada La Liga ka hor kulanka El-Clasico ee todobaadka dambe ka dhici doona magaalada caasimadda ah...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img