Sports

Jamaahiirta Chelsea Oo Codsaday In Garoonka Cusub Ee Stamford Bridge Qeyb Loogu Magac Daro Kabtan John Terry.

Waa jaceyl waali ah, waana mid tilmaamaya sida ay qof walba oo Chelsea ah u jeceshahay kabtankii hore qaranka England John Terry, madama ay...

Wiilka Ugu Weyn Qoyska Gerard Pique Oo La Ogaaday Inuu Si Waali Ah U Taageero Xidig Real Madrid Ah, Waa Kee?

Waa sheeko xiiso leh in qoyska Gerard Pique laga helo qof jaceyl u qaba kooxda Real Madrid sidoo kalana la maleynayo ineyba maaliyadda kooxdaas...

Miyuu Arsene Wenger Salaami Doonaa Dhigiisa Jose Mourinho Ka Hor Bilowga Kulanka Axadda Ka Dhici Doona Emirates?

Isbuuca soo socda gaar ahaan maalinta Axadda ah waxaa dhici doona kulan weyn oo ay isku arki doonaan Arsene Wenger iyo Jose Mourinho markaas...

Maxey Warbaahinta Talyaaniga Ka Yiraahdeen Guushii Ay Xalay Juventus Ka Gaartay As Monaco?

Warbaahinta talyaaniga aad uma hadal qaadin guushii ay Juventus xalay ka gaartay dhigeeda As Monaco markaas kooxda ka dhisan Turin sida la aaminsan yahay hal...

Shaxda Rasmiga Ah Ee AS Monaco Vs Juventus- Radamel Falcao & Gonzalo Higuain Oo Labada Kooxood Kala Hogaaminaya.

Kooxda AS Monaco ayaa soo dhawanaysa Juventus kulanka lugta hore ee afar dhamaadka Champions Leaque-ga. Monaco ayaa kulankan ka doonaysa natiijo fiican si ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img