Sports

Somaliland: Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo Kormeeray Garoomada Kubadda Cagta ee degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Axmed Dhagax

Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeeray garoomada kubadda cagta degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Axmed Dhagax...

Andrea Barzagli oo fariin u diray asxaabtiisa kooxda ka hor Final-ka Champions League

Daafaca kooxda Juventus ee Andrea Barzagli ayaa fariin u diray asxaabta kooxdiisa ka hor kulanka Real Madrid ee Final-ka Champions League. Andrea Barzagli ayaa uga digay...

Wenger oo maanta la kulmaya maamulka Arsenal

Maanta ayaa la filayaa in la go’aamiyo mustaqbalka tababare Arsene Wenger ee kooxda Arsenal sida la baahiyay. ESPN ayaa daaha ka qaaday in tababare Arsene...

RASMI: Barcelona oo shaacisay in Ernesto Valverde uu yahay tababaraha badali doona Enrique

Kooxda Barcelona ayaa goor dhaw shaacisay in Ernesto Valverde uu yahay tababaraha badali doona Luis Enrique. Tababarihii hore ee kooxda Atletico Bilbao ee Ernesto Valverde ayaa...

Barcelona oo saacadaha soo socda magacaabaneysa tababare cusub….(Waa kee?)

Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in kooxda Barcelona ay magacaabato tababare cusub kaddib markii uu kooxda ka tagay Luis Enrique. Enrique ayaa ku guuleystay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img