Sports

HORDHAC: Kulanka Xiisaha Badan Ee Juventus Vs Real Madrid

Juventus iyo Real Madrid ayaa caawa Cardiff ku kala bixi doona. Labadan naadi ma aha markii ugu horreeysay ee ay Fiinaalaha Champions League-ga ku kulmayaa,,...

Riyad Mahrez Oo Shaaca Ka Qaaday Inuu Leicester City Ka Tagayo

Weeraryahanka kooxda Leicester City – Riyad Mahrez ayaa shaaca ka qaaday inuu doonayo inuu isaga tago naadiga. Laacibkan 26 sanno jirka ah, oo ay Leicester...

Petr Cech oo ku guuleystay Golden Ball

Goolhaye Petr Cech ayaa ku guuleystay Czech Republic Golden Bal  laacibka sanadka dalka Czech ee kal ciyaareedka 2016-17. Waa markii 11 aad waayihiisa ciyaareed uu...

Barcelona oo ka fikiri doonta inay iska iibiso Neymar hadduu badeli waayo sheekadan!!!

Warar ka imaanaya dalka Spain ayaa sheegaya in Barcelona ay ka fikiri doonto inay suuqa soo dhigto xiddigeeda Neymar haddii uu badeli waayo dabeecadihiisa...

Horyaalkee ugu goolal badnaa 5-ta horyaal ee ugu waawayn qaaradda Yurub?!

Waxaa todobaad-dhamaadkii tegey lasoo afjaray horyaalka Talyaaniga oo ahaa midkii ugu dambeeyay horyaallada waawayn ee qaaradda Yurub ee soo xirma. Haddaba, waa kee horyaalka kal-ciyaareedkan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img