Sports

Xifaaltan soo jiray 113-sano, halkuu ka soo bilowday, imise kulan ayay kulmeen?…(Wax kasta oo aad uga baahan tahay Brazil vs Argentina)

Waxaa maanta duhurkii fooda si dari doona xulalka Brazil iyo Argentina mid ka mid ah kulamada ugu xifaaltanka badan kubbada cagta adduunka. Camaaliqada Koonfur America...

Lionel Messi oo Arooskiisa ku casuumi diiday tababarihiisii hore ee Luis Enrique…(Waa goorma aqal galka Messi iyo Antonelle Roccuzzo?)

Lionel Messi ayaa arooskiisa ku casuumi diiday tababarihiisii hore ee Luis Enrique sida ay sheegayaan warar ka imaanaya dalka Spain. Xiriir qurxoon ma aysan lahayn...

Massimiliano Allegri oo heshiis cusub u saxiixay Juventus

Massimiliano Allegri ayaa heshiis cusub oo ku eg ilaa 2019 qalinka ugu duugay kooxda Juventus sida uu fahansan yahay warsidaha goal. Allegri ayaa ka caawiyay...

Messi iyo Di Maria oo ka qeyb qaatay tababarkoodii ugu horreeyay ee macalinka cusub ee xulka Argentin

Xulka Argentina ayaa goor dhaweyd xilkooda tababaranimo u dhiibay macallinka waaya araga ah ee Jorge Sampaoli. Lionel Messi iyo Angel Di Maria ayaa tababarkoodii ugu...

RASMI: Arsenal oo dhamaystirtay saxiixa Sead Kolasinac

Kooxda Arsenal ayaa shaacisay dhamaystirka saxiixa daafaca reer Bosnia ee Sead Kolasinac. 23 jirkaan ayaa noqonaya saxiixii ugu horeeyay ee tababare Arsene Wenger uu ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img