Sports

Cajiib: Waa Kuma Xidiga Ugu Goolasha Badan Sanadka 2017 ?

Weeraryahanka kooxda Tottenham Harry Kane ayaa seddexley uu goordhaweyd ka dhaliyay kooxda Southampton kulankii ay Tottenham ku badisay 5-2 ayaa waxa uu ku noqday...

Pique oo si maldahan uga falceliyay wararka sheegaya inay kala tageen Shakira

Gerard Pique ayaa si maldahan uga hadlay wararka sheegaya inay kala tageen xaaskiisa Shakira. Lama uusan hadlin saxaafada, mana uusan soo qorin oraah uu ku...

Wenger oo doonaya Abdulkadir Omur iyo Atletico Madrid oo kula dhagan

Abdulkadir Omur waa 18 jir  qadka dhexe kaga ciyaara naadiga Trabzonspor ee dalka Turkiga kaa oo iminka boos joogta ah ka helay kooxda tan...

Messi oo kula taliyay Alexis Sanchez inuu ku biiro kooxdaan… Ma ahan Barcelona!

Lionel Messi ayaa talo muhiim ah siiyay laacibka Arsenal ee Alexis Sanchez taas oo ku aadan kooxda uu ku biirayo. Qandaraaska laacibka reer Chile ee kooxda...

Isco oo ka hadlay Orintii xalay lagu oriyay Gerard Pique

Isco ayaa ka hadlay orontii xalay taageerayaashu ay ku orinayeen daafaca xulka Spain ee Gerard Pique. Taageerayaasha xulka Spain ayaa ku orinayay Pique mar walba oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img