Sports

Chelsea oo dalabkii ugu horeeyay ka gudbisay Arturo Vidal

Chelsea ayaa dalabkii ugu horeeyay hordhigtay Bayern Munich si ay u hesho xiddiga reer Chile ee Arturo Vidal. Wararka ka imaanaya Chile ayaa daaha ka qaaday...

Aguero oo ku taageeray Harry Kane u dhaqaaqida Real Madrid

Weerar yahanka Manchester City ee Sergio Aguero ayaa ku taageeray dhigiisa Tottenham ee Harry Kane ku biirida Real Madrid.Harry Kane oo noqday gool dhaliyaha...

Klopp oo war hor leh ka soo saaray xaaladaha Maxamed Saalax iyo Coutinho

Dhaliyaha ugu sarreeya Liverpool kal ciyaareedkan iyo kubbad qaabeeyaha reer Brazil Coutinho ayaa dhaawacyo ku seegay ciyaartii ay xalay kooxdoodu dirqiga uga adkaatay Burnley. Labada...

Waa sidee xaladaha dhaawac ee De Bruyne iyo Gabriel Jesus?

Manchester City ayaa waxaa weerar kusoo qaaday dhaawacyo iyadoo ay hal mar ka soo wada dhaceen xiddigaheeda muhiimka ah ee Kevin De Bruyne iyo...

“Ma garanayo goortuu soo laaban doono Silva.”.-Guardiola

David Silva ayaa muhiim u ahaa qadka dhexe ee Manchester City ee sida qurxoon ku bilaabatay xilli ciyaareedka balse Pep Guardiola ayaa qiray inuusan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img