Sports

Chile Oo Cashir Udhigtay Spain, Si Rasmi Ahna Ugusoo Baxday Wareega Labaad

Qeybtii hore ee ciyaarta, ciyaartoyda Chile ayaa kusoo gashay xamaasad uqalantay inay qabtaan hogaanka ciyaarta, halka Spain ay isku dayeysay inay dajiso ciyaarta si...

XULKA HOLLAND OO 3-2 UGU AWOOD SHEEGTAY QARANKA AUSTRALIA

Brazil (Warganenews)- Xulka qaranka Netherland ayaa halkii ka sii wada guulihii ay ku doonayeen inay ku hantiyaan koobka aduunka , waxaanay caawa ku burburiyeen...

Man United Oo Dib U Dhigtay Magacaabista Louis Van Gaal Ilaa Iyo Todobaadka Danbe.

Kooxda Manchester United ayaa dib ugu dhigtay magacaabistii Louis Van Gaal ee tababraha United. Labad dhinac ayaa hore ugu heshiiayay in uu Van Gaal...

Villarreal Oo Ganaax Yar Ku Muteysatay Mooskii Lagu Soo Tuuray Daniel Alves.

Villarreal ayaa lagu ganaaxay 12 kun euros oo ay kala kulmeen xiriirka kubada cagta Spain ka dib dhacdadii mooska lagu soo tuuray Dani Alves...

Liverpool Oo Heshiis Afar Sanno Ah Ka Saxiixeysa Brendan Rodgers.

Kooxda Liverpool ayaa wada heshiis cusub oo ay la galayaan tababarahooda Rodgers hesiis afar sano ah. Rodgers ayaa Liverpool u horseeday inay sannadka danbe...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img