Somali News

Somaliland: Ma Dhabbaa In Xukuumadda Somaliland Damac Wayn Kaga Jiro Inay Ganacsato Ku Wareejiso Xaruntii Laanta Labaad Ee Baanka Somaliland Ee Hargeysa Ku Yaalay?

Warar xog ogaal ah oo aan helayno ilaa shalayna soo if baxayay ayaa waxay sheegayaan in xukuumadda Somaliland uu damac kaga jiro inay iibiso...

Somaliland: Kastamka Berbera Oo Qasnaduhu Is-garaaceen Iyo kan Saylac Oo Dhiishaa-dhaansi ku Jira

Dakhliga maalin-laha ah ee kasoo xeroon jiray Kastamka Magaaladda Berbera, ayaa dhulka-galay, isla markaana hoos-u-gaadhay saddex-daloolkiiba hal intii markii hore soo geli jirtay, kaddib...

Warbixin: Somalia oo Maamuli Doonta Hawadda Somaliland iyo Somalia, Xukuumadda Somaliland miyay Ogolaatay mise Waa la Khaayimay?

Maqaal uu Qoray Jimale Madar ayuu kusoo Bandhigay Somalia oo Maamuli Doonta Hawadda Somaliland iyo Somalia, Waxa is waydiin leh, Xukuumadda Somaliland miyay Ogolaatay in...

Somaliland: Murrashax Muuse Biixi oo Kulan Taageero iyo Su’aalo ah La Yeeshay Ku Dhawaad 100 Haween Aqoonyahan ah

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo nuxurkiisu ahaa is-xogwaraysi iyo is-fahamsiinta qorsheyaasha iyo himilooyinka...

Somaliland: Mashruuca Biyo-ballaadhinta Hargeysa Oo Dhamaystirkiisu Dib Ugu Dhacayo 2018-ka, Sababta Keentay & Qorshaha Xukuumadda Xilkeedu Gabaabsiga Yahay

Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa Shalay Dhagax-dhigay Barkad Afraad oo Wakaaladda Biyaha Hargeysa ugu talo-gashay inay ka mid noqoto Barkadaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img