Somali News

Somaliland: Ex. Wasiir Cabdicasiis Samaale Oo Axsaabta Ku Tartamaysa Doorashada Madaxweynaha Somaliland Ku Waaniyay Inay Turxaan La Aan U Baratamaan.

Wasiirkii hore ee Wasaarada Maaliyada Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa ugu baaqay Xisbiyada inay u tartamaan si aan turxaan reebin. Fariinta Samaale u diray Axsaabta...

Somaliland: Sheekhul Baladka Hargaysa Aadan Siiro Oo Fariimo Badbaadada Dalku Ku Xidhantahay U Diray Koomiishanka Doorashooyinka JSL

Sheekhul Baladka Caasimadda Hargaysa, Sheekh Aadan Xaji Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) oo kamid ah culimada ugu caansan Dalka ayaa fariimo badbaado ah u diray...

Somalia: Dowladda Soomaaliya oo Mareykanka ka codsatay taageero militari Oo Ay Dagaal Ku Gasho

War ka soo baxay wasaarada arimah dibada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ka dalbatay dowladda Mareykanka in ay ka gacan siiso dagaalka...

Muqdisho iyo guud ahaan gobollada Soomaaliya oo maanta laga Ciidayo

Maanta oo Jimcaha ayaa magaalada Muqdisho iyo guud ahaanba gobollada dalka Soomaaliya waxaa siweyn looga dabaal-dagayaa maalinta koowaad ee munaasabada Ciidul-Adxa oo ka mid...

Somalia: Tirada ciidamada AMISOM oo la dhimayo dhamaadka sanadkan

Gollaha amaanka Qaramada Midoobey ayaa Arbacadii la soo dhaafay mudo kordhin u sameeyay howlgalka midowga Africa AMISOM ee Soomaaliya, iyadoo dhinaca kalana leysku raacay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img