Somali News

Somaliland: Shirkadda DP World Oo Bilawday Casriyeynta Dekedda Boosaaso, Xilli Ay Dhulka La Gashay Shaqadii Marsada Berbera

Sherkadda DP World ayaa bilawday mashruuca horumarinta iyo casriyeynta dekedda Boosaaso ee dalka Somalia, kadib markii dhawaan maamulka Puntland la galay heshiis lagu maal-galinayo...

Somaliland: “Kursiga Saddex Nin Fuuli Mayaan, Ee……..” Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Farriin Waayeelnimo U Diray Murrashaxiinta Xisbiyadda

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay Doorashada Madaxtooyada ee fooda inagu soo haysa iyo loolanka Xisbiyada, waxaanu si...

Somaliland: Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Nasiib-darro Ku Tilmaamay In Xoolaha Somaliland Laga Dhoofiyo Jabuuti

Guddoomiyaha xisiga mucaaradka ah ee UCID, ahna Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbigaas Eng. Faysal Cali Waraabe oo khudbad ka jeediyey Munaasibad loo sameeyay Arday ka...

Somaliland: Gudoomiyaha Ku-Meel-gaadhka Ah Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Sababta Uu U Hakiyey Sagaal Guddi Hawleed Oo Uu Soo Saaray Xisbigu.+Fariin Uu U...

“Axmed-Yaasiin Sh. Cali Ayaanle Waxaanu Kula Talinaynaa Inkastoo Hadalo Laga Sheeg-sheegayey In Aanu Ku Milmin Xisbiga, Haduu Xisbiga U Shaqayn Jiray Imika Xildhibaanada Ayuu...

Deg Deg: Muuse Biixi Oo Ciida Ku Soo Ciidi Doona Gobalka Awdal Iyo Cabdirashiid Xasan Mataan Oo Ku Biiray Xisbiga Kulmiye

Warar Lagu Kalsoon Yahay Oo Aanu Ka Helayno Dhanka Iyo Xarumaha Xisbiga Kulmiye aya waxa ay Tibaaxayan Inu Ku Biiray Xisbiga Kulmiye Siyaasiga Dibad...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img