Somali News

Somaliland: Diyaarado Joog Hoose Ku Duulaya Oo Saacado Badan Dul Heehaabayey Deegaannada Degmada Lughaya Ee Gobolka Awdal

Saddex Diyaaradood oo lagu sheegay kuwa Qumaatiga u kaca, ayaa Habeen hore illaa Shalay Waaberigii dul-heebaabayey deegaannada hoos taga Degmada Lughaya Gobolka AWDAL. Weriye ku...

Sawir Laga Sheegay Muuqaalka Wiilkii Nabi Maxamed NNKHA Awowga U Ahaa Ee Xuseen Binu Cali Oo Doodo Iyo Buuq Ka Dhex Dhaliyey Shiicada Iyo...

Xaflado Ay Soo Qaban Qaabiyeen Ururka Xizbullah Ayay Dadku Siteen Sawir Markii Dame Aad Loogu Baahiyey Baraha Bulshadu Ku Xidhiidho Ee Internetka Kaasi Oo...

Somaliland: Waxgaradka, Siyaasiyiinta, Aqoonyahanka iyo Qoorweynta Beesha Deegaannada Labi-sagaale, Wacays-oodane iyo Daba-gorayaale oo Taageero Buuxda u Muujisay Xisbiga KULMIYE

Cuqaasha, Salaadiinta, waxgaradka, aqoonyahanka, dhallinyarada iyo haldoorka beesha Dan-wadaago oo katirsan beelweynta Ciidagale, ayaa si rasmi ah u shaacisay inay si buuxda u taageersan...

Somaliland: Wefdigii Musharax Cabdiraxmaan-Cirro Oo Si Xamaasad Leh Loogu Soo Dhaweeyay GEED-BALAADH & WAJAALE Iyo Nuxurka Khudbadihii Madasha Laga Jeediyey

“Magaalada Wajaale Waxa Xisbiga Waddani U Qorshaysan Inay Noqoto Caasmada Ganacsiga Ee Geeska Afrika” Murashax Cabdiraxmaan Ciro Wafdigii Balaadhnaa ee uu hogaaminayay Musharaxa Madaxweyne ee...

Somaliland: Warbaahinta Oo Heshay Qoraal Rasmi Ah Oo Ay Hay’adda WFP Cabasho Kaga Muujisay Adeegga Dekedda Berbera Iyo Suurtogalnimada Inay Dekedo Kale U Wareegto

Hay’adda cuntada aduunka ee WFP ayaa warqad rasmi ah oo ay u dirtay wasiirka wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland isla markaana ogaysiin siisay wasiiradda maaliyadda,arrimaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img