Somali News

Somaliland: Madaxweynaha Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Xildhibaan Cabdiraxmaan TALYANLE Oo Hindiya Ku Geeriyooday

Alle ha u naxariistee waxa habeen hore Dalka Hindiya ku Geeriyooday Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo ka mid ahaa Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland. Marxuum Xildhibaan Cabdiraxmaan...

Somaliland: Wasaaradda Arrimaha Dibedda Oo Baadhaysa Hadal Dawladda Itoobiya Ku Sheegtay, In Somaliland Mastaafurisay Dad OROMO Ah Oo Gaadhaya 3 Kun

Dawladda Somaliland, ayaa sheegtay inay baadhayso eedaymo Dawladda Federaalka Itoobiya ugu jeedisay inay Dalkeeda ka Baro-kicisay kumanaan Dadka Qoomiyadda Oromada ah, tan iyo intii...

Somaliland: Ciidammada Laanta Socdaalka Oo Sheegay Inay Toddobaad Walba Gobolka Sanaag Ku Qabtaan, Dhallinyaro Hargeysa & Burco Ka Ambo-baxay

Ciidammada Laanta Socdaalka Somaliland, ayaa ka dayriyey Tirada Dhallinyarada Reer Somaliland ee Dalka ka Tahriibaya oo ay sheegeen inay aad u korodhay bilihii u...

Somaliland: Dawladda Somaliland Oo Ka Jawaabtay Eedihii Ay Dawladda Itoobiya U Jeedisay Ee Ahaa Baro-Kicinta Qoomiyada Oromada Ee Dalka Jooga

Dawladda Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay eed ay dawladda Itoobiya u jeedisay oo ahayd inay Somaliland si qasab ah ku baro-kicisay dad...

Somaliland: Shacabka Xaafadda Cabdi Iidaan Oo Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Ganacsato Ku Eedeeyay Boob Dhul Danguud Ah

Dadweynaha ku dhaqan xaafada Cabdi Iidaan ee magaalada Hargeysa ayaa cabasho balaadhan ka muujiyey dhulkii danta guud ahaa ee karasharka oo wasiirka hawlaha guud...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img