Somali News

Somaliland: Guddoomiye Sharmaake oo Sheegay in aanay Wadin Caydhinta Shaqaalaha ee la Wado Caawintooda

Guddoomiyaha ha’ayadda Shaqaalaha dawladda Somaliland Sharmaake Axmed Muxumed Geelle Ayaa ka hadlay halka ay marayso hawsha tirinta iyo tayenta shaqaalaha dawladda oo shalay si...

Somaliland: Baarlamaanka Somaliland oo si Adag Ugu Jawaab Dhiggooda Somalia

Mudanayaasha Golaha wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa jawaab adag ka bixiyay go’aankii dhiggooda Soomaaliya ay ka soo saareen heshiiska ay Somaliland la gashay shirkadda DP-Worlsd...

Somaliland: Wakiillada “Mucaarad iyo Muxaafid-ba Waanu Ka Simannahay Taageerada Qadiyada Somaliland”

Xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegay in aanay jirin cid muran galin karta , karheshiiska maalgashiga Dekedas Berbera ee ay kala...

Somaliland: Shirkadda HASS PETROLEUM oo Daah-furtay Adeeg Casriga ah oo Wax Badan ka Taraya Ilaalinta Deegaanka Somaliland

Shirkadda HASS PETROLEUM ayaa shalay magaalada Hargeisa ee caasimadda Somaliland ku daahfurtay adeega casriga ah ee HASS GAS oo ah gaasta cuntadda lagu kariyo,...

Somalia: Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo La Ridayo, Ka Dib Go’aankii Lidka Ku Ahaa DP World

Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya kulan ay isugu yimaaddeen xildhibaanno boqol kor u dhaafaya oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo mooshin ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img