Somali News

Somaliland: Mulkiilaha Shirkada Dp-World Oo Cusuumada U Sameeyey Madaxweyne Biixi Iyo Weftigiisa

Gudoomiyaha shirkada DP World Sultan Ahmed bin Sulayem oo hadhimo sharafeed u sameeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hogaaminayey...

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Booqasho Ugu Tagay M-Weynihii Hore Ee Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safar shaqo ku jooga Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa maanta oo jimce ah...

” Farmaajoow jarmaadaye markaad jarre gabtee ciirto ” W/Q Axmed Nuur Guruje

'' Farmaajoow jarmaadaye markaad jarre gabtee ciirto '' . Farmaajoow jarmaadaye markaad jarre gabtee ciirto , Jiiraha markaad mool gashee lagugu jookeeyo , Jidka xidhan markaad joogsatiyo...

Somaliland: Madaxweynaha iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Safar Shaqo ugu Baxay Dalka Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa shalay safar shaqo ugu ambo baxay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta...

Somaliland: Dadweynaha Caynaba iyo Wajaale oo Taageeray Maalgelinta Dekeda Berbera

Dadweynaha ku dhaqan magaalooyinka Caynaba Wajaale ayaa isu soo baxyo waaweyn oo ay sameeyeen waxa ay ku taageereen heshiiskii saddex geesoodka ah ee ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img