Somali News

Daawo Xafladdi Oslo ee Munaasibadda 18 May 2014

Oslo(Wargane News)- Munaasibadda 18 ka may oo si weyn looga Xusay Dalka Norway  Iyo Prof. Ahmed Ismail Samatar Oo Kala Qayb Galay Sanad Guuradii...

Madax-dhaqameedkii Soomaaliya Oo Sheegay inay aqoonsadeen Somaliland

Hargaysa (Wargane News) Madax dhaqameedka ka socday Soomaaliya ee muddooyinkan joogay Somaliland ayaa ka qaybgalay dabaaldegii xuska munaasibadda 18-ka May ee shalay ka dhacay...

“Si Nabad-gelyo ah ayay ku dhamaatay 18-kii May” Wasiir Warancadde

Hargeisa (Wargane News)  Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Md. Cali Maxamed Warancade, ayaa shacbiga Somaliland ku hanbalyeeyay sida nabadgalyada ah ee ay ku dhamaatay xuska 23...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Khudbad Lagu Diirsaday U Jeediyay Shacbiweynaha Somaliland

HARGEYSA (Wargane News)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kumanaan qof oo ka mid ah shacbiga Somaliland khudbad balaadhan uga jeediyay barxadda...

Daawo Xafladdi Washington ee Munaasibadda 18 May 2014

Xafladdda Xuska Sannad guuradii 23 ee Xuska Munaasibadda 18 may 2014 ee Lagu qabtay Washington [youtube https://www.youtube.com/watch?v=C8C4e9URO0E]

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img