Somali News

Somalia: Ra’iisal wasaare Kheyre oo dhiiri-galin u sameeyay ciidamo loogu talagalay xasilinta caasimada Muqdisho

Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa booqasho dhiiri-galin ah ugu tagay ciidamada wadajirka ee fulinta qorshaha xasilinta caasimada oo howlgalo lagu soo...

Somaliland: Magaalada Hargeysa Oo Laga Dhagax Dhigay Guri Qasri Ah Oo Loo Dhisaayo Suldaanka Guud Ee Somaliland Iyo Lacagta Ku Bixi Doonta

Waxaa magaalada Hargeysa gaar ahaan bariga magaalada maanta laga dhagax dhigay dhisme weyn oo qasri ah kaas oo loo dhisi doono suldaanka Guud ee...

Somaliland: Daawo Xukuumadda Oo Ku tilmaamtay Sheekhi Mid Khuraafad L Ah Oo Sixir,,

Agaasimaha guud ee wasaarada dinta iyo awqaafta Somaliland Shekh Saleeban Siciid Cali ayaa waxaa uu ka hadley sheekh kumaanan qof maalmihii ugu danbeeyey ku...

Somaliland: Xisbiga KULMIYE Xafiisyo Cusub ka Furtay Degmooyinka Gacan-libaax iyo Axmed Macallin Haaruun ee Bariga Hargeysa

Xisbal-xaakimka haya talada Somaliland ee KULMIYE, ayaa xafiisyo cusub ka furtay degmooyinka Gacan-libaax iyo Axmed Macallin Haaruun ee bariga magaalada Hargeysa maanta. Xafiisyada cusub ee...

Deg Deg:- Daawo:– Cali Khaliif Oo Ka Hadlay Ujeedada Uu Hargeysa U Joogo Iyo Kulankii Dhexmaray Madaxweynaha

Maalmihii u dambeeyay waxa magaalada Hargeysa socdaal ku joogay hoggaamiyaha maamulka Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galleydh, waxaanu kulan la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img