Somali News

War Deg Deg Ah:- Roob Khasaare Gaystay Oo Ka Da’ay Magaalada Burco Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sababay

Wararka hadda naga soo gaadhaya magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer soona gaadhaya Xafiiska shabakada wararka Ramaasnews ayaa waxay sheegayaan in roob dabaylo wata...

Somaliland: Talaw Isaaqow Meel Aanu Idinka Soo Ashkatoono Ayaanu Rabnaa Markaad Na Boobtaan Hadii Aanu Beesha Ciise Nahay ” Xildhibaan Aareeye

Xildhibaan Aareeye oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee laga soo doorto gobalka Salal ayaa waxaa uu hadalo kaftan u badan ka jeediyey...

Daawo Fanaanka Axmed Zaki Oo Galabta Hargeysa Ka Soo Degay Iyo Qaabka Loo Soo Dhaweeyey

Fanaanka caanka ah ee Axmed Zaki ayaa waxaa uu galabta ka soo degay garoonka diyaaraha ee magaalada Hargeysa , ka dib 10 sanadood oo...

Shirkada Dahabshiil Ayaa Deeq Lacag ah Ku Wareejisay Gudida Caafimaadka ee Buuhoodle

Shirkadda Caalamiga ah ee Dahabshiil Group ayaa deeq lacag ah ku wareejisay Gudida Caafimaadka ee Buuhoodle.

Somalia: Carruurtii Shabaabka ahaa ee aan Xamar u dirnay dib ayeey Shabaab ugu biireen

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobolleedka Puntland C/xakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa sheegay in carruurtii ay ku qabteen dagaalladii ay la galleen Al-shabaab ee lagu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img