Somali News

Somaliland: Wasiirka Qorshaynta Oo Qabtay Shir La Isugu Keenay Hay’adaha Iyo Ururada Caalamiga Ah

Waxa shalay Hargeysa ka qabsoomay shir ay isugu yimaadeen hay’adaha iyo ururada caalamiga ah ee dalka jooga. Shirkan oo u gudoominayay Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Somaliland...

80 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay dalka Afqaanistaan

Ugu yaraan 80 qof ayaa ku dhimatay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay caasimadda Afqaanistaan ee Kaabuul.Qaraxa oo dhacay saaka aroornimadii ayaa loo adeegsaday...

Kenya oo xariga ka jartay tareenkii ugu horreeyay muddo qarni ah

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray tareen casri ah oo uu ku baxay kharash ka badan saddex bilyan...

Degdeg: Abdi Hani Hashi oo la xidhay iyo $40,000 oo Loo Haysto Xidigaha Geeska iyo Cida Haysata?

Haay'ad laga leeyahay dalka Ingiriiska isla markaana lagu magacaabo Somali Media Entertainment ayaa waxaa ay sheegtay in lacag dhan 45,000 Dollar ay ku leedahay...

Deg Deg: Yaab Maxa Kale Qabsay Saylici Iyo Weftigi Jayniis ah Balse Maxau u Socdaan ?

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti Ganacsato Jayniis ah oo Doonaya inay Dalka Maal-gashadaan Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland mudane Cabdiraxmaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img