Somali News

Somaliland: Madaxtooyada Oo Faahfaahisay Kulan Dhex Maray Labada Guddi Ee Guddida Taakulaynta Abaarta & Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha Yaab

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa faahfaahin ka bixisay kulan maanta Qasriga madaxtooyada ku dhex maray labada guddi ee guddida taakulaynta abaarta, iyo guddida 18 May...

Somaliland: Maxamuud Xaashi Oo Canaan U Soo Jeediyey Odaal Waa Weyn Oo U Madaxtooyada Isku Kenay Isagu Yaab

“Guddiga taakulaynta abaaraha waxa loo samaayey kalsooni darro ma ahayn laakiin Waxa ay ahayd in Xooga, Maskaxda, iyo Mururqa bulshda qarankan la Mideeyo.” Wasiirka...

War Deg Deg Ah” Magaaladi Burco Oo Gabi Ahanba Faraha Ka Baxday, Iskuuladii Oo Fasax La Galiyey + Xanuunkii Shuban Biyoodka Oo Sii Fidaya...

Waxaa iminka lagu dhawaaqey in xaalad deg deg ah la galiyey gobalka Togdheer isla markaana waxaa fasax la galiyey iskuulada , malcaamadaha iyo goobaha...

Daawo: Sixir Bararka Oo Cirka Isku Sii Sharaaray + Xukuumad Sharci Cusub Iyo Go,ano Cusub Soo Saratay

Sixir Bararka Oo Cirka Isku Sii Sharaaray + Xukuumad Sharci Cusub Iyo Go,ano Cusub Soo Saratay

Deg Deg: Daawo Baaqa Dheer Oo Ka Soo Baxay Guddoomiyaha Banka Dhexe Somaliland + Digniin Culus Oo Hawada U Mariyey Shacabka

Deg Deg: Daawo Baaqa Dheer Oo Ka Soo Baxay Guddoomiyaha Banka Dhexe Somaliland + Digniin Culus Oo Hawada U Mariyey Shacabka Gudoomiyaha Baanka dhexe ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img