Somali News

Somaliland: Oo Lacag Dollar Ah Dhex Gaysay Suuqa Sariflayaasha Hargeysa Iyo Qiimaha Dollarka Oo Maalmihii Ugu Dambeeyey Si Qunyar Ah Hoos Ugu Dhacay

Xukuumadda Somaliland ayaa sidii ay balantu ahayd waxa ay labadii Cisho ee ugu dambeeyay Gaadhi sida lacag dollar ah dhex gaysay Xarunta Suuqa Sariflayaasha...

Somaliland: Maxkamadda Gobolka Maroodijeex Oo Qaraar Ka Soo Saartay Dacwad U Dhaxaysa Ganacsadaha Shirkadda Al-Xarbi Iyo Muwaadinad Hibaaq C. Koosaar

Maxkamada Gobolka Maroodi jeex ayaa shaacisay inay awood u leedahay ka garnaqa dacwad u dhaxaysa ganacsadaha shirkada Al Xarbi iyo muwaadinada Hibaaq Cabdiqaadir Koosaar. Dacwadan...

Somaliland: Golaha Deegaanka Burco Oo Si Weyn Ugu Mahadnaqay Hay’adda Bisha Cas, Canaan Iyo Weerarna Ku Qaaday Wasiirka Caafimaadka Wasiir Saleebaan Xaglo-toosiye

“Hadaanu Nahay Xildhibaanadii Gobolka Togdheer, Wasiirka Caafimaadku Gobolka Togdheer Wuu Hagraday, Dalxiis Ayuu Ku Yimid Oo Uu Noqday”.Bidhi Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo ka...

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Farmaajo Oo Iminka Magacaabis Sameeyey

Madaxweynaha dawlada Federaalka ah ee Somaliland Muddane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa waxaa uu magacaabey agaasimaha guud ee madaxtooyada dalka Somaliya waxaana uu u magacaabey...

War Deg Dega Taliye Ku Xigeenkii Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Burco Oo La Dhaawacay Iyo Ciida Dhaawaca Gaysatay

warar lagu kalsoon Yahay Oo Imik Soo Gaadhayah Xafiiska Shabakadda Wargane ayaa sheegay in Taliye Ku Xigeenkii Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Burco Aadan Xusen Goor...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img