War Deg Dega Taliye Ku Xigeenkii Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Burco Oo La Dhaawacay Iyo Ciida Dhaawaca Gaysatay

Date:

warar lagu kalsoon Yahay Oo Imik Soo Gaadhayah Xafiiska Shabakadda Wargane ayaa sheegay in Taliye Ku Xigeenkii Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Burco Aadan Xusen Goor Dhawayd La toogtay

Sida wararka aan ku helayno waxaa taliyaha weerarka toogashada ah ku dhaawacey dabley hubeysan oo khamriilayaal ah kuwaas oo la sheegay iney doonayeen in si qarsoodiya ay khamri kusoo galiyaan magaalada burco bisha barakeysan ee ramadaan

Dhaawaca Taliye Ku Xigenka Ayaa Waxaa La Gaadhsiyey Cisbitaalka Wayn Ee Magaalada Burco Halkaas Oo Lagula tacaalayo xaaladiisa caafimaad oo hadda la sheegay iney liidato, sidoo kale ciidamada booliska ee gobolka togdheer ayaa markiiba gacanta kusoo dhigey dableydii rasaasta ku dhaawacey taliye ku xigeenka saldhiga dhexe ee burco aadan xuseen.

Si Kastaba Ha Ahaate Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Ayaa Mudooyinki U Danbeyey Ku Hawlana Sidii Loo Soo Qab Qaban Lahaa Dadka Ka Ganacsada Khamriga Maadama Lagu Jiro Bisha Barakaysan Ee Ramadaan, waxaaney inta badan ciidamadu kala kulmaan falal iska caabin ah oo labada dhinacba naftooda halis galiya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...