Somali News

Somaliland: Xaalada Burco Oo Sii Xumanaysa Tirada Maxaabista Jeelka Weyn Ee Burco Ugu Dhimatey Shuban Biyoodka Oo Sii Kordhey

Waxaa sii korodhey tirada maxabiista ku xidhnaa jeel weyn ee magaalada Burco kuwaas oo u geeriyoodey xanuunka shuban biyoodka oo halkaasi ka dilaacay, Taliyaha ciidamada...

War Deg Deg Ah: Mudo Kurdhin Saddexad Oo Imika Daawaha Saaran Iyo Doorashadi U Dib U Dhacaysah,,,

Gudoomiyaha Golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo maanta warbaahinta kula hadley xafiiskaa waxaa uu sheegay in inta xanuunka shuban biyoodku uu ka jiro...

Somaliland: Maxa Uga Qorshaysan Dawlada Itoobiya Isticmaalka Dekedda Berbera ?

Wasiirka gadiidka dalka Itoobiya Mr Axmed Shide ayaa waxaa uu ka Hadley doonista ay dalka Itoobiya dooneyso isticmaalka dekada Berbera ee Somaliland iyo waliba...

Somaliland: Wasiirka Hawlaha Guud Oo Soo Saaray Wareegto Uu Ku Joojinayo In Gaadiidka Dawladda Lagu Xidho Taarikada Rayidka

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud, Gaadiidka iyo Guryeynka Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali-mareexaan), ayaa soo saaray Digreeto uu ku mabnuucayo in Gaadiidka Dawladda lagu xidho...

Ma Dhabaa Inu Saylici Ka Dhistay Lacagtii Abaaraha Huteel Weyn ? Waa Yaab

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Ka Gubtay Eedo Lagu Xidhiidhiyay Inuu Lacagtii Abaaraha Ka Dhistay Huteelka SAW Ee Boorama, Iftiimiyayna Jihooyin Wax Isdaba Marin Iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img